The Midlands
VIP
Isbaariste Guudlawe waa ku daayay xassan sh wuxuu yiri anoo Ruunirgood awood waynay buu Mahadaay nagu furay he must go
Waxaa jirta xog sheegeysa si aan harti Abgaal iyo kabaale ugu gurman Dauuudka Ruunirgood in Al Shabaab deal la gashay guudlawe in hartida gadaal jabhad looga furo. Baabaabuur raashin u wada Ruunirgood ayaa buudooyinka mara
Qorshe wuxuu fashiliyay macawisley Abgaal oo isku dhaf ah oo ruunirgood loo diro maadama kuwii gurman lahaa jabhad kale lagu furey.
War hassan Sh waa nin ay ka goantahay laakin amisom kunool mooryaanta beeshiisa aa fashilinsysa oo u bartey inay dacdaan isaga dhex jiraan
Waxaan maqlay in Hassan Sh Jowhar u gali waayey Jurus awgiis waa warsangali ciidamo mooryaan ah ku heesta Jowhar .

Last edited: