
Video:-Isbadal weyn oo laga dareemayo Ciidamada Taraafikada Puntland
Horumarka Maanta Puntland” Xaqiiqdii waa wax lagu farxo isbadalka ka muuqda Ciidamada Taraafikada Puntland oo markii hore la oran karay maba jirin. Dowlada Deni waa ku amaanaynaa dib uhabaynt…
www.idilnews.com
For the first time I see Mogadishu contributing to PL success, waa 'cajiib' weligeed ma dhicin wax wanaag nooga timaado koonfurta somalia. This is a day of huge legacy oo wa malin la qori doonan as all we expect from koonfuur is basically isjidjid iyo khasaaro as we are 'heegan' for burburka ka timaado koonfurta that's why they always fail using burbur method, waa loo diyaar garowbay siyasadasi kkkkkk