Mines planted by Somaliland region injures 4 children severely in Tukaraq area (graphic)

Status
Not open for further replies.

Bohol

VIP
Deg Deg Daawo:Qarax Miino Oo Ka dhacay Sool iyo Dhaawacyo La keenay Gudaha laascaanood

Cusbitaalka Lasanod Manhal Hospital waxa fiidnimadii caawa la soo gaadhsiiyey 4 caruur oo dhawacyo culusi ka soo gaadheen qarax miino oo kuwa dhulka ku aasani ay ku qabsatay galabnimadii maanta deegaanka Tukaraq ee bariga gobolka Sool .

Caruurtan oo la joogay xoolaha waalidintooda ayaa qaraxani ku qabsatay dhulalka Miyiga ee u dhaw dhaw magaalada Tukaraq

60805645_2091219990975184_1338706632892219392_n.jpg

60882351_2091220130975170_581117948551233536_n.jpg

61080740_2091220364308480_3400567848693661696_n.jpg

http://khaatumonews24.com/2019/05/2...l-iyo-dhaawacyo-la-keenay-gudaha-laascaanood/

Their starting conflicts that they are not able to finish in the north as karma is calling soon
 
Status
Not open for further replies.
Top