Maxaa sharaftii Somali laheeyd daba xayuub siiyey?

Status
Not open for further replies.

Nabeel786

Southie pride
Asalamu Calaykum!!

Marka laga soo bilaabo ilaa xiligii kadambeeyey markii 1977 laga soo noqdey dagaaldi Ethiopia waxaa Somalia kadhacay isbedelo kala duwan kuwaas oo eey beelo qaarkood wax tabanayeen markaas dowladii jirtey isku daydey ineey kuxaliso qilaafka udhaxeeyo bulshoweynta Somaliyeed ee ku noolaa gobolada waqooyi iyi Bari. Meeysan suurto galin ee dagaal ayeey cilaamiyeen oo saameeyen dhulal badan kaaso keentey amaan la'aan, dil, dhac iyo boob. iwm

Halgankoodii eey ku doonayeen ineey xoroobaan ee ka xoroobaan waxeey ku tilmaameen keligi teliskii Siyad bare laaki aniga aan u arko inuu ahaa shaqsi wadani somaliyeed ah, maxeey dowladaas kurideen ooy kubedeleen?

SSDF, SNM, USC iyo SPM waxeey ku midoobeen ineey talada ka qaadan Siyada bare weeyna usoorto gashey balse maxeey u dhisi waayeen hogaan Somaliyeed oo loo wada dhanyahay? maxeyse hadafkoodii u bur-burey dhinac walbo. Waxaa la yidhi "Labadii ku heshiiyaa dulmi, xaqeey kukala tagaan".

OK, hada waxaan idiin weydiyey aqyaarey, Maxaa sharafteeni Somali laheeyd daba xayuub siiyey?

Fikirkiina waa muhiim. No ciyaal suuqnimo. *_-

Nabeel786
 
Last edited:
Status
Not open for further replies.

Trending

Top