Matabaan district explained

Aniga warbadan marabo inaan iljeex muruan la galo waaba dad hadalka ku qaraabta oo maahaahdooda tahay "ku qabso ku qadi mayside" waxaan soo galinayaa bas proof iyo daliil وكفى ninkii rumaysanaaya aa inkiraaya asageey u taal.

SHARAXAAD.

Xuduuda degada matabaan ee itoobiya 99% waa Xawaadle waxay ku teedsanahay buuro la dhoho gawraarta oo xawaadle bas degaan waxaan so galinayaa shaxda labada dhinac beesha uga degto.

Gudaga iyo dhinaca itoobiya beesha xawaadle ayaa ka degan ilaaa madaxaroodi iyo ceeldhiinle oo hada dagaalku ka dhacay waxay ku yaalaan xadka galgaduud ee waqooyiga matabaan

Buurahaas waxaa kor ka marta wado rasta ameericaano la dhoho waxay ka leexataa bacada oo ah tuula xawaadle 7km u jirta matabaan, itoobiya ay aadeysaa iyo dhanka shilaabo waxaana loo maraa ceelhabareed/elhabreed.
Wadadaas wixii ka hooseeya min bacda ilaa ceel habreed waa Xawaadle.

Ceeldhiinle wuxuu ku yaalaa wadadaas hoosta buuraha Xawaadle sidaas ayaa loo dhahaa jiirta ceeldhiinle

Xawaadle ayaa hada ku soo badanya wadaas habargidira saas ay u gaadeysaa kuwooda cidlada ah. Xawaadle waxay isku xiri rabaan itoobiya ilaa bacda oo ah dhul caduun ah oo hoose oo wadadaas marto ayada ay ku safraan bacda ay laamiga ka galaan maadama tan feerfeer ka timaada buuro u dhaxeeyaan so some Xawaadle expansion is going there and coward iljeex are resorting to a coward gaadmo attacks

Dhinaca koonfur. Matabaan banaankeeda ayuu Xawaadle jooga 5km oo ah meesha wadada bacda ka leexato intaan matabaa la gaarin

Bariga ileex waxay ku egtahay qodqod. Mid meeshaa ah wuxuu sheeganaayay tuuooying la isku dagaao oon ku qoray clashess sida yibirsuge, ilguulaba waaba xl 100% waxaan soo galinayaa iljeex links confiming it.
Inside Somalia
Screenshot_20230516-175946.png

Xl inside Ethiopia on the border with mataban
Screenshot_20230516-175906.png

East matabaan iljeex border qodqod
Screenshot_20230516-182645.png

Xl macawisley Ilguule in the map after Qodqod
Screenshot_20230516-182818.png

Iljeex Nightmare jabkii ilguulo ka raacay mardanbe ma soo noqon gidir gooji dabada 🤣🤣

Screenshot_20230516-182959.png


This guy is cayr confirming Yibirsuge war. This area is not allowed to help bothsides by maamulka hirshabelle iyo Hiiraan since its a war zone but iljeex keeps tryingto build cariisho in it and hawadle are attacking them its part of matabaan. Indha adeega iljeex waxaas ay sheegtaan aan maamuka xataa laga aqoonsaneen
Screenshot_20230516-184241.png


Screenshot_20230516-182818.png
Screenshot_20230516-183155.png


Finally daaalkii ugi danbeeayee madaxmaroodi fiiri meesha uu ka dhacay waa hoosta buuraha xl iyo xadka galgaduud

Screenshot_20230516-183726.png


Real mulaalmadow map 🤣🤣

Screenshot_20230516-183822.png


Im out now wont waste my precioustime with murun badan iljeex 🤣🤣
 

Attachments

  • Screenshot_20230516-183446.png
    Screenshot_20230516-183446.png
    315.8 KB · Views: 63
Last edited:
If Cayr only lived in Matabaan town and Qodqod we wouldn’t have the District commissioner, Mayor, police commissioner and every important position in the matabaan district government. Sixiroole family are nothing but my deputy in Matabaan. Our borders end at Coomad and Teedan. Show me one peace deal or agreement reached in ilguulle or all the other towns you’ve claimed as yours. Posting Facebook posts of your kin falsely claiming other man’s land online doesn’t prove shit.

This is our borders. None you can do about it but whine online
0C536D6F-D8DC-4BEF-9936-98326521064A.jpeg


Xawaadle have been karbaashed by Habar eji between Bacda ilaa Maxaaas and were forced to in dhulkooda lagu kor heshiiyo.
549C0BD0-DA32-41FD-A81E-B8AEFB577B06.jpeg

49BE10ED-BD25-4917-9584-B94C45EFE67E.jpeg


Like I said Every war that breaks out between our nomads ends in peace and ceasefires. Show me the settlement you claim hosting any kind of deal🤣

Teedan and Coomad are shared today markaasad leedahay xawaadle are expanding and huuhaa kkkk

Hiiran deputy governor dhoobey preaching peace and coexistence in our shared deegans.
00E113A1-102B-4A91-8634-C92B11C35DEE.jpeg
 
Last edited:
QISADA HABARGIDIR KUSOO DAGTAY MATABAAN.

Ayeeydey baa iga shekeysay hada kahor in Majeerteen oo markaa gumeysi ku heystay habargidir damcay inuu sey Rag, Dumar iyo Caruur u lee yihiin dabarjaro. Kolkaasey soo qaxeen oo xawaadle kusoo qaxeen waxaana la dajiyay meel lagu magacaabo har qaboobe oo guriceel u dhaw.

Halkaas ayee Saldhig ka sameysteen si ee Majeerteen ugu duulaan oo dhulkooda ka xoreystaan. Maalinkii dambe ayaa Gode Gode iyo guushaa rag la dhihi jiray oo Majeerteenka gumeysta madax u ahaaa si shirqool ah ku dileen ayagoo iska dhigay dad u hogaansamay adoonsiga. Halkaa waxaa ku geeriyooday labo hogaamiye oo ee majeertenku lahaayen kuwaas oo si qaasa Habargidirta u adoonsa jiray.

Majeerteen marke maqleen in ragoodi la dilay oo habargidirtii adoonta u eheed dileen ayee soo hub aroorsadeen. Halkaas waxaa kasoo bilaawday qax labaad oo ee Habargidir soo qaxday unasoo hayaaantay magan xawaadle oo Matabaan eheed. Inteee sooo qaxayeen ayee heeso howleed kusoo qadeen wadada ayagoo lahaaa....

''Meel uu Gode Gode garba Weyn yahay
''ina Guushaa Garba dheer yahay
''Gorooy Naga kicii
''Geeriyaa taaalee

Hayaankaas kadib ragii Habargidir wexee hadane mar kale qax ku yimideen Matabaan. Waxaa hubkoodii qaatay rag badan oo Xawaadle ah si ee u difaacan marastaan marka labaad kusoo qaxday. Ragii majeerteen baa maqlay in Xawaadle Ciidan iyo Hiil kaleba ugu yimid Marastii soo qaxday, wexeena so direeen gabayo ee kala xaajoonayeen sida laga yeelayo Dadkaan soo qaxay oo qabiiilo dhan ah. Majeerteen ciil ee ka qabeen ragoodi la dilay wuxuuu go'aankooda ahaa in gebi ahaanba la laaayo qabilkan oo cilada laga masaxo.

Nuqul kamida gabayadii Xawaadle ee loogu jawaabayay majeerteen ayaaa ahaa sidaan.

"Habargidir dilkeediyo dabarjeed dooni meeynee
"dib u laabtooo daga darihiina mudug

Mid kamida gabayaagi majeerteen oo soo jawabay ayaa gabaygisii u dhacayay sidaa...

"Duqeeydii Xawaadloo Habargidir dad ma ahane
"in la dabarjaraaa rooon.
"Hadaadsee diiiideen
"Dib ha uga shalaaaynina.

Sidaas ayee Habargidir kaga xoroowday gumeysigii majeerteen oo ee Matabaan kuso dageen. Hadana waxaa deyrka ka cad hadalkii majerteen ee ehaaa "dib ha uga shalaaynina"

Shalaay ayaa joogna waxaan dad ma aha waa Midgaaan in mar hore la dabarjaraa rooneed.
 
I told you iljeex and muran are synonymous words. This is Madaxmaroodi 35km North west of Matabaan if west matabaan is HG why this meeting here?
He claims where i wrote the clashes after qodqod . This is "his map" when in reality fights for survival in there and im not letting him to have it 🤣🤣

Their msin tuulo gerijir is in galgaduud look the map

Screenshot_20230516-234400.png

Screenshot_20230516-230900.jpg


Screenshot_20230516-234328.jpg
 
I see i got you chimping out and talking out of your ass🤣

For one, Madaxmaroodi is not near Galgaduud border and it’s towards beergadiid.

Secondly, ilguulle af iyo social media inaad ku qaado mahane sixir iyo qori kuma qaadi kartid.

Laandheere Cayra oo ilguulle dalxiis ku jooga while you and your sixirole family make up shit online.
E85F2DEB-02B2-482C-856C-017C8C29B5FA.jpeg

E2F71D76-0117-41A1-90A0-FE60C40A6636.jpeg


ilguulle is also the deegan one of the commanders of ahlu suna retreated to when they were kicked out of Guriceel
A90E6D9C-B612-4CD9-8D5D-118082CE1C76.jpeg

47B3FE49-904B-466B-B1D3-738FE75EDCB0.jpeg


Keep talking out of your ass old man. Like I said if you had as much as land you claim in Matabaan, you wouldn’t be getting my left overs in Matabaan.

100 Years ago Matabaan ilaa the famous goofado bali in it’s outskirts was a xawaadle land and you costed yourself all those lands because one of your oday dhaqameeds said “Galabta goofadan fadhaa glass biyaana kadhiibi maa”🤣

Keep this up and I’ll be selling the water of the shabelle river in Eastern Beledweyne to you once again but this time permanently.

And this time we’re a lot closer to you than mustahil and surround you from nearly all corners.
AFC33E30-E176-4D94-BCDB-F15FAA403AD1.jpeg
 

Dalalos_ibn_Adali

Republican
VIP
Hawadle must not allow Hiraab to encircle them, Midwestern you have legal grounds and prove your historic border with Darood and the new deegameysi Iljeex is doing is illegal, it will block your traderoute with Ethiopia and Darood, be they in Qoraxeey, Doolo through to Galgaduud Sare and PL.
 

Cartan Boos

Average SSC Patriot
VIP
Hawadle must not allow Hiraab to encircle them, Midwestern you have legal grounds and prove your historic border with Darood and the new deegameysi Iljeex is doing is illegal, it will block your traderoute with Ethiopia and Darood, be they in Qoraxeey, Doolo through to Galgaduud Sare and PL.
All of western side of hirshabeele is none hiraab tho so how they encircling them
 
All of western side of hirshabeele is none hiraab tho so how they encircling them
we dont live in Hawiye Calool let alone Hiraab. Hawiye are in our east not in our North. Our North is Daarood so we are in the middle between Hawiye and Daarood. We are east of Qalaafe that is North. North direction is the red sea/Saudi arabia/qiblada not Mudug in the East 😂

Even these HG in DDS are New they used to be east of the gobolada highway in the 50s. Where we are fightig now with HG we used to fight with Mx ike ceeldhiinle and garijir Gerijir is in Galgaduud but they placed it under matabaan they have one real tuulo in east of matabaan called qodqod.

So now Hawadle wants now to be nuetral in the Hawiye-Daarood conflict like theyr in the middle and we would like to trade with Daarood directly WITHOUT going through HG(Feerfeer, Higlooey, Shilaabo , wardheer, Garacad) or Feerfeer, Mustahil, Qaafe, Godey/Shilaabo

We dont have any clash with any daarood clan. We share border with Bahgari and no killings happens unlike of these unpredictable HG
Screenshot_20230517-183111.png


Screenshot_20230517-175619.png
Screenshot_20230517-182757.png

Screenshot_20230517-182618.png


Screenshot_20230517-180224.jpg

Screenshot_20230517-180232.jpg

Screenshot_20230517-175619.png
 

convincation

Soomaali waa Hawiyah Iyo Hashiyah
VIP
I found out today that my dad once visited Matabaan and was almost killed in his sleep by Habar aji who assumed he was Xawaadle cuz he entered from the Beledweyne side. Only after they found out he was Abgaal who was staying with Habar aji themselves did they put down their weapons.

Matabaan xabad kama tihid eebow
 
It wouldn’t be the first time hawadle had to take another route to avoid HG🤣

You couldn’t go through mustahil in 1994 and you wouldn’t go through it now to avoid HG. So go find yourself another route like you did back then.
0EFD7551-685C-4A0D-B7A7-2B4369B35325.jpeg



Also keep lying to yourself and none knowledgeable people online by saying HG have only one village east of Matabaan like it’s going to change the reality on the group.

Like I’ve already said countless times before, if HG only has qodqod in Matabaan you wouldnt be getting my left overs in Matabaan🤣🤣
 
Last edited:
I found out today that my dad once visited Matabaan and was almost killed in his sleep by Habar aji who assumed he was Xawaadle cuz he entered from the Beledweyne side. Only after they found out he was Abgaal who was staying with Habar aji themselves did they put down their weapons.

Matabaan xabad kama tihid eebow
Don’t believe anything this sixiroole family bum has to say🤣 if hawadle was shit in Matabaan they wouldn’t be shinning my shoes and eating my left overs in Matabaan.
 

Dalalos_ibn_Adali

Republican
VIP
All of western side of hirshabeele is none hiraab tho so how they encircling them
West of Hiiraan is irrelevant, the discussion is about North and North east of Beletweyne the trade route, if Hiraab has that its basically encircling Hawadle, because they not going to be selling tomato to Bay and Bakool are they ? :ftw9nwa:
 

Trending

Top