Massacres committed on Somalis by Ethiopian regimes chronology

Tixraaca Xasuuqa Soomaaliyeed (Inter-generational massacre)

Ha ii diidin in aan taariikhdayda xanuunka badan dadka la wadaago

• 1920hii – Major Swayn oo nin-Ingriis ahaa ayaa diwaan geliyey xasuuq ban oo loo geystay Soomaalida Faafan iyo Jarar uu masuulka ka ahaa Takle Hawariyat oo gacsn yare u ahaa Ras Mekonen.
• 1942 - 1948 Xasuuqii Geri Kombe xiligii Xayle Selaase
• 1948 – xasuuqii Qoraxay ee uu abaanduulaha ka ahaa Dajasmaj Afawerke oo Xayle Selaase isku cid ahaayeen
• 1950 - 1957 Xasuuqii labaad ee Banak Geri loo geystay, oo markii kanooni shacabka Beeralayda duleedka Jigjijga hoos loogu dhigay waatii Garad Cali isdhiibay oo yidhii “tan la gabar,” ama tan “la isku dhiib.” Ugu dambeyntii waa tii todoba wiil oon SYL ahaa lagu daldalay faras magaalaha Jigjiga
• 1960 – xasuuqii Ayshaca oo dawladii Xayle Selaasse geeysatay. Reero idil ayaa dab iyo baaruud la qabad siiyey.
• 1963 – Xasuuqii Dhagaxbuur oo dawaldii Xayle Selaase gaysatay qax weynina ka dhacay Jarar iyo meelo kaleba.
• 1964 – xasuuqii Ina-Guuxa ee Aman Amdom abaan duulaha ka ahaa. Waxa uu xasuuqani ku can baxay dab in la qabadsiiyo guryahay buulka ah.
• 1977 – sadex meelood meel ahaan ayaa Soomaali Galbeed dadkeedii la qaxiyey – waa xiligii Mangistu
• 1993-1994 waa xiligii TPLF dagaalka ku qaaday ONLF – waxaynu xasuusanaa sidii arxan darada lahay ee Maxamed Tuube oo Komishineer ka ahaa Wardheer mise Qabridahare xafiiskiisa lagu dhex dilay. Waxa kale oo xasuusta maadaama aan maqaal xiligaas ka qoray maydikii Xaajiyo Degan (Qabridahar) maydkeedii dhulka jiideen askartii TPLF.
• 2007-2008 Gobolada Ogaadeeniya waa tii blockade inta lagu sameeyey cunadii, daawadii iyo xitaa biyihii laga xidhay. Waa xiligii habalaha la fara xumeeyey oo rar Aides qabaa hablaheena kufsi baaxad leh u geysteen. Kumanaan ayaa silic u dhintay.
• 2012 -2018 waa cadaabtii Jail Ogaadeen iyo Xayle Mariam oo hada Abiy hoos fadhiya. Xaji Dubad, Mooyaha, Nogob meelo badan iyo deegaanka oo dhan xasuuq aan la soo koobi kareyn ayaa ka dhacay. (Fadlan magacda iyo goobaha ila waadaaga hadaan qaar ka tagay).

Ma xanuun ayaa inoo hadhay? Awowgay Rooble (1920hii), Abahay Cabdi Rooble (1940hii illaa 2003), iyo anigoo u soo taagnaa 1970hii illa maanta, xasuuq noo mad dhina. Waa xanuun Soomaaliyeed oon loo garaabayn. Waa intergenerational terror ama xusuuq dhawr da’od ina haysta. Weli tan cusub xasuuq ka meynaan arag laakiin isha ayaan ku heynaynaa.

SawiroMenelik, Bo

Xigasho: Faisal Roble
 
Abdalla

Medical specialist in diagnosing Majeerteentitis
Prof.Dr.Eng.
VIP
A much needed thread. It should be translated to English.

We need one for Kenyan atrocities as well, such as the shifta wars.
 
I will try to look for one.

There is only 2 in Kenya.
- Garissa Laguub (was political).
- Wagala ( wasnt political).

There are more that came before them.
 
convincation

Soomaali waa Hawiyah Iyo Hashiyah
VIP
Tixraaca Xasuuqa Soomaaliyeed (Inter-generational massacre)

Ha ii diidin in aan taariikhdayda xanuunka badan dadka la wadaago

• 1920hii – Major Swayn oo nin-Ingriis ahaa ayaa diwaan geliyey xasuuq ban oo loo geystay Soomaalida Faafan iyo Jarar uu masuulka ka ahaa Takle Hawariyat oo gacsn yare u ahaa Ras Mekonen.
• 1942 - 1948 Xasuuqii Geri Kombe xiligii Xayle Selaase
• 1948 – xasuuqii Qoraxay ee uu abaanduulaha ka ahaa Dajasmaj Afawerke oo Xayle Selaase isku cid ahaayeen
• 1950 - 1957 Xasuuqii labaad ee Banak Geri loo geystay, oo markii kanooni shacabka Beeralayda duleedka Jigjijga hoos loogu dhigay waatii Garad Cali isdhiibay oo yidhii “tan la gabar,” ama tan “la isku dhiib.” Ugu dambeyntii waa tii todoba wiil oon SYL ahaa lagu daldalay faras magaalaha Jigjiga
• 1960 – xasuuqii Ayshaca oo dawladii Xayle Selaasse geeysatay. Reero idil ayaa dab iyo baaruud la qabad siiyey.
• 1963 – Xasuuqii Dhagaxbuur oo dawaldii Xayle Selaase gaysatay qax weynina ka dhacay Jarar iyo meelo kaleba.
• 1964 – xasuuqii Ina-Guuxa ee Aman Amdom abaan duulaha ka ahaa. Waxa uu xasuuqani ku can baxay dab in la qabadsiiyo guryahay buulka ah.
• 1977 – sadex meelood meel ahaan ayaa Soomaali Galbeed dadkeedii la qaxiyey – waa xiligii Mangistu
• 1993-1994 waa xiligii TPLF dagaalka ku qaaday ONLF – waxaynu xasuusanaa sidii arxan darada lahay ee Maxamed Tuube oo Komishineer ka ahaa Wardheer mise Qabridahare xafiiskiisa lagu dhex dilay. Waxa kale oo xasuusta maadaama aan maqaal xiligaas ka qoray maydikii Xaajiyo Degan (Qabridahar) maydkeedii dhulka jiideen askartii TPLF.
• 2007-2008 Gobolada Ogaadeeniya waa tii blockade inta lagu sameeyey cunadii, daawadii iyo xitaa biyihii laga xidhay. Waa xiligii habalaha la fara xumeeyey oo rar Aides qabaa hablaheena kufsi baaxad leh u geysteen. Kumanaan ayaa silic u dhintay.
• 2012 -2018 waa cadaabtii Jail Ogaadeen iyo Xayle Mariam oo hada Abiy hoos fadhiya. Xaji Dubad, Mooyaha, Nogob meelo badan iyo deegaanka oo dhan xasuuq aan la soo koobi kareyn ayaa ka dhacay. (Fadlan magacda iyo goobaha ila waadaaga hadaan qaar ka tagay).

Ma xanuun ayaa inoo hadhay? Awowgay Rooble (1920hii), Abahay Cabdi Rooble (1940hii illaa 2003), iyo anigoo u soo taagnaa 1970hii illa maanta, xasuuq noo mad dhina. Waa xanuun Soomaaliyeed oon loo garaabayn. Waa intergenerational terror ama xusuuq dhawr da’od ina haysta. Weli tan cusub xasuuq ka meynaan arag laakiin isha ayaan ku heynaynaa.

SawiroMenelik, Bo

Xigasho: Faisal Roble
Are you Reer somali galbeed?
 
malqaqa Massacre. The Ethiopian regime killed 97 villagers in malqaqa village north of goljano district in fafan zone in 2010
 
Top