Shir laba beri uga socday jaaliyadda Maakhir (Warsangeli) ee Waqooyiga Ameerika oo war-murtiyeed laga soo saaray ku taageeray midnimada Soomaaliya, hoggaanka loo doortay SSC-Khaatumo, doorashooyinka qof iyo codka ahaa ee Puntland ka dhacay gaar ahaan degmooyinka Sanaag iyo Haylaan iyo qabashada shir aayo-ka-tashi oo dalka lagu qaban doono dhowaan.
Last edited: