Madaxweyne Xaaf Arrives in Dhusamreeb to follow up on dev plans

Status
Not open for further replies.

saywalahi

Xamar Living
upload_2018-2-27_21-57-34.png


upload_2018-2-27_21-57-42.png


upload_2018-2-27_21-57-52.png



upload_2018-2-27_21-58-3.png


upload_2018-2-27_21-58-21.png


https://twitter.com/share?text=Sawi...deeyay @DalsanFM&url=https://wp.me/p75Fbf-p33
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada dhuusamareeb oo ah Xarunta Maamulka Galmudug

Madaxweyne Xaaf iyo wufuuda la socotay ayaa waxaa garoonka diyaaradaha dhuusamareeb ku soo dhaweeyey madaxa Xukuumada Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan, saraakiil sarsare iyo inta badan Shacabka Magaalada Duusamareeb.

Madaxweyne Xaaf oo hadal kooban siiyay Warbaahinta ayaa safarkiisa dhuusamareeb ku sheegay taabagelinta iyo horumarinta Galmudugta Cusub iyo sidii loo dhaqan gelin lahaa heshiiskii dhexmaray Galmudug iyo Ahlusunna.
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top