Waxaan u hambalyeynaya Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud sidii geesinimada iyo dimoqraadiyada ahayd uu xilka ugu wareejiyey Madaxweynaha cusub Maxamed Cabdullahi Farmaajo, waxaan leeyahay Hambayo, kii xilka ku guuleysta alla ha kaa dhigo, Amiin.
Things can only get better from here, inshallah. Soomaaliya ha noolato.

Things can only get better from here, inshallah. Soomaaliya ha noolato.


