Maanta Goofadaan fadhaa ganuun biyaana ka dhiibi maa. Xawaadlow soo gala


Cayrkii Matabaan lahaa waa iskeene si raganima ahna Cuqaal ii Siyaasiyina waa u hadle Siyaasiyiinta Cayrna waa fadhiyaan warkooduna waa cadeeyeen waliba qodobka aad laheydeen 'We own 50% of matabaan and you don't settle in Maxaas' warkaas Xildhibaan ilyaas ayaa beeniye oo ah wiil Cayr ah oo Mahad Salaad badale.Joodaxow xiniyahaas matabaan la aada oo sheegta inaad 50% ka leedihiin anagu waan iskeenee hadii kale istustuska meelaha aad ka wadaan joojiya howsha yeysan gaarin 'Jugta ka soo yeertay jiir Qabnood ka soo jawaabahee joodaxow.'

@Kheyre darbiga ma dhisoosaa @The Midlands baq baqda intee ku dambeyse?

PS Above video is maantadaan.
 
Masha'Allahi to Lions King Ceyr.:z1banet:

Its funny how langaabka @Kheyre thought for an moments that Ceyr were surre or Reer awxasan he can bully.
Haha Cayr ii Joodax know each other well I believe it's just some madax taag to try to get some clout on HGs name, but reality doesn't take long to set in.
 
There couldn’t be a better replacement for Mahad than Ilyaas.

We’re coming for our share of Maxaas and Beledweyne :win:
100% ilyaas is about to shake some tables. I actually saw one of the XL in here talking bout 'we deported HG from Beledweyn' and what not, beenta doesn't finish on trying to get clout on our magac. HG is in Beledweyn and has lots of business in the city cid meel noo dhaqaaji karto ayaa iska yar :).

Hadaan dhulka aad bar xitaa ka dagneyn -beledweyn- sanad dhan kaa heyste markaa gardaro bilowde iyo inaad jid xirato, hadane markaan beledweyne kuu daaye aan dhul kaa kacsade, hadal idin ma furno Joodaxow ee garta dariska idiin daran ii ka aad iska celin kartaan anagu afka hanala soo galina sida loo jabiyo ayaan ku caan baxnee. @Kheyre @The Midlands
 

repo

Bantu Liberation Movement
VIP
Habar Aji hadii aysan joogi waayaan oo nacnacda iska daynin waxaa dhacaaya dagaal cirka iyo dhulka lagu kala baxiyo, wabilaahi towfiq.
 
Habar Aji hadii aysan joogi waayaan oo nacnacda iska daynin waxaa dhacaaya dagaal cirka iyo dhulka lagu kala baxiyo, wabilaahi towfiq.
I will consider this statement 'bait.' I'm glad you acknowledge Abshir bacadles words though 'HabarAjaad la heer aheyd saad hir weyn(Habargidir) horuu gasheen.'
 

Trending

Top