Liberation of the new Galgaduud deegaamo confirms what i said about Al Shabaab and Dhusamareeb kkkk

Wallahi Xawaadle waa dawlad from matabaan ilaa budbud Al Shabaab hal taako kama heesato ayagoo heestaan Ceyr, Murusade iyo waceysle. Hada ka hor waxaan sheegay inay warxoolo ex Murusade oo hada Cayr ah ama xadka HG, Murusade iyo Xawaadle ku kulmaan ay naga soo weerari jireen
Im not here to settle old scores with HG i have no issue with them this is just a reminder of my thread back in February. Al shabaab dib ay u qabsadeen sinadhaqo iyo Labidule maalin dhaweeto Xildhibaan Jacfar ayaan ka maqlayay inay Cayr ja heestaan maanta waa officialin la xoreeyay. 24 deegaan oo 17 Murusade ah 7 na Ceyr iyo Duduble ah.

Al Shabaab waxay soo saartey awooda Xawaadle inay number one ka yihiin gobolada dhexe war cidaan iska ilaaliya Al Shabaab bakro jibisay idiinma daahaayaane 🤣🤣




Waxaa Gacanta Dowladda Soo galay Tuulooyin
Ceel biyoodyo ,Deegaano Iyo Degmooyin Sida:
1.Degmadda Wabxo âś…
2.Warxoolo âś…
3.Wara Gibile âś…
4.Waradhuumale âś…
5.Ceel Uul âś…
6.Ceel Soola âś…
7.Ceel Goraf âś…
8.Ceelboore âś…
9.Ceel Gabbar âś…
10.Ceel Cali Mire. âś…
11.Cowsweyne âś…
12.Dhisaq Tiir âś…
13.Gumad Gal
14.Gunsar âś…
15.Gal qoryaale
16.Daadaale
17.Indho Karbuuno âś…
18.Jaaw âś…
19.kax dhuumadley âś…
20.labbi dulle âś…
21.Sina dhaqo âś…
22.bidda Ciise
23.Bajag ✅️
24.Baraak Macalin Cabdullaahi✅️
25.Qoradheere✅️
Ciidamada qabtay ayaa ka kala baxay Degmoyinka:
Masaga way, Maxaas, Dhuusa Mareeb Iyo Guricel.

Waxaa lagu Sii jeedaa:
Dac,Dab qurun,Dab Naxar,Dab Ugaas,Towfiiq
Ceel lahelay, Iyo Bur ujeed.
Yaasiin Fiidshe

Screenshot_20230821-233126.jpg

Screenshot_20230821-232814.jpg

Screenshot_20230821-232850~2.jpg

Screenshot_20230821-232016.png


Screenshot_20230821-234511.jpg


Screenshot_20230821-234815.jpg
 
Last edited:

bidenkulaha

GalYare
It’s baadiyo land up to Warxoolo. We went to Ceel-lahely last op too but duduble couldn’t hold it.

It doesn’t make sense for Cayr deegaan ciidan to sit in that land if there’s no offensive. Shabaab just re-entered when we pulled out

If we urbanise Cayr land in ceelbuur then it can be defendable even if Shabaab are in Ceelbuur but for now it’s just rural
 
It’s baadiyo land up to Warxoolo. We went to Ceel-lahely last op too but duduble couldn’t hold it.

It doesn’t make sense for Cayr deegaan ciidan to sit in that land if there’s no offensive. Shabaab just re-entered when we pulled out

If we urbanise Cayr land in ceelbuur then it can be defendable even if Shabaab are in Ceelbuur but for now it’s just rural
I see. This operation is very professional maaha sii orod soo orod.

 

Trending

Top