Garaadka Cabdullaahi oo ay galbinayaan gaadiid dagaal iyo ciidamo hubaysan ayaa waxaa Laascaanood ku soo dhaweeyay kumanaan shacab ah oo ruxaya calanka Soomaaliya iyo kan Khaatumo.
Garaadka ayaa lagu wadaa in uu ka qayb-galo Shirka Isimada Dhaqanka Beelaha Dhulbahante uga furmaya Laascaanood ee looga tashanayo Masiirka Gobollada SSC.
" Sheekooyinkii Puntland iyo Somaliland taariikh la soo maray oo laga gudbay bay ka yihiin Gobollada SSC. Dhulkaas dadkii lahaa baa u tashaday oo maamuli doona iyagaana masiirkooda u madax-bannaan" Dr Cabdiweli Gaas.
Puntland Post
My Awoowe used to walk between las anod n garowe with his livestock, I think the older natives know us, the older generation seem to hold onto hartism, but the newer generation now hold onto sub clan loyalties. When the civil war happened mj/warsan fled and died on a boat to kenya. When we settled JL, we settled as Harti. I am suprised by this new generation, especially post siyad(my dad generation) and post 91(my generation). My awoowe generation were simply cut from a different cloth to us.
This site uses cookies to help personalise content, tailor your experience and to keep you logged in if you register.
By continuing to use this site, you are consenting to our use of cookies.