mohamedismail
Reewin. Lixda Gobol ee Maayland unii leh!
Rumeyso, ama, ha rumeysan, ninkan waa geesi yaqaan danta dadkiisa fahmaayana halka loo socdo kala yaqaan meesha uu ka yimaaday iyo meesha uu u socdo.
Dal lalama yeelan karo lalamana difaaci karo dad 30 sanadood ku mishquulsan daaro bililiqa caqliga dagay kushiin iyo musqul xaaraan laga dayay.
Allaha ina gaarsiiyo goorta Soomaaliwayn u diyaarsantahay qarannimo iyo sinnaan Soomaalinimo ku dhisan run isusheegid, isla xisaabtan dhab ah iyo daacadnimo, hubaal #Laftagareen iyo dadkiisa malaayinta #Maayland way tashteen 6-daas xiddig, waxayna go'aansadeen inay ku noolaadaan nabad waarta, horumar iyo burwaaqo bilaa cabsi iyo isbaaro amar Alle laakiin!!