Maamulka Koonfur Galbeed oo sare u qaaday kuraasta xildhibaanada Maamulkaas iyo Hawiya oo loogu daray
Madaxtooyada Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in
Madaxweyne Lafta Gareen oo Belaha Hawiye 10 Xildhibaan Ugu daray Barlamanka Cusub KGS,
XOG Cusub oo ay heshay Warbaahinta Gudaha ayaa sheegeysa in la Kordhiyay Tiradda Xildhibaanada Cusub Ee Maamulka Koofur Galbeed Somaliya, Islamarkaana laga dhigay 105 Halka aweel ay ahaayeen 95,
Arintaan ayaa Timid ka Dib markii Siyaasinta iyo Madaxda ka Tirsan Dowladda Somalia Ee Beelaha Hawiye ay Cadeeyeen in aysan Maamulkaa ka helid qoondada Xildhibaano Matali kara degankooda,
Masulintaas oo Kulan Magaalada baydhabo kula qadtay Madaxweynaha Maamulka KGS
Ayay isku fahmeen in 10 Xildhibaan Beelaha Hawiye loogu kordhiyo Tiradii Horey loo siiyay,
Wax ayna Guud ahaan noqoneysaa Tiradda Xildhibaanada Beelaha Hawiye ugu Maamulka KGS 19
@PuntiteQueen @Samaalic Era @Boqor Quark Boqor Cisman @Mckenzie @Farm @Macalin M
Guys i told you KG is an HAG state, no ounce of Marexaan N&N Shenanigans can change that facts, one MX poster here was bragging about cutting Hawiye influence in Koonfur Galbeed, i guess the joke is on him and his 9 month left Xarmaajo

Last edited: