SPMLegend
VIP
Kuumade community in Mogadishu have endorsed president Hassan sheikh Mohamud.
waxaan kula talin walaalkaygiyow wadadii aad shalay qaadatay inaadan
qaadin.
Beesha Kuumade 9 sano dagaal baa ku Socday
5tii sanoo ee farmaajo safaaradihi meelkasta iyo halihi aan xaq uu leheen xildhibaanadii Mooyaane meelkaste waa nagala saaray.
Madaxweyne Xasan reerkaan waa Reer Abaal lagashado, waa Reer abaalkii gudo, waa Reer magacaadu kor uu qaadayo oon kursigii adi aad ku fadidho aan ku qabsanaynin.
Madaxweyne waa inaad Beesha Kuumade ku abaalmariso Jagada Raaisal wasaaraha -
Former Jubbaland Mp Xeroow

Last edited: