Ku Hadalka Afkaaga Ma Ceeb Baa ???

J-Rasta

Inactivated
VIP
Soo Dhawaada Dhamaantiin,

Hordhac

Waxaanu halkaan ku soo bandhigayna mowduucyo xasaasiyeed ku saabsan arimo quseya dhalinyarada isctimaasha booga internet-ka gaar ahaan SSPOT.

Maadaamo aanu biloownay mowduucaan waana marka uga horeysa aanu soo bandhigi doona qoraallo iyo ogaansho la xiriir ah afka soomaaliga intaa aanu ku guda galin, waxaan jeclaan laha in baarintaano fara badan (surveys ka sida loo yaqaan)
aan ka qaadno dhalinyarada qurbajoogto isctimaala Internetka muhiimada ay tahay
inaan ogaano ku hadalka afka soomaaliga in u yahay wax laga faano ama ceeb ah,
Sideeba u aragta ku hadalka afkaaga hooyo bogaga interntka
fadlan ha moogaanin inaad ra'yigiina ama aragtidiin halkaan ka soo dhiibtaan.
Sideed u aragtiin taasi waa suaal.

Hasa yeeshe waxaa halkaan ku dari lahaa, waxa jira forum iyo kuwa badan oo arimaha soomaliyeed ka hadla laakinse aysan marnaba ahayn afka soomaliyeed boqolki ba sagaashan lagu doodo luuqada caalamiga English waxaad ka dareemeysa in dhalinteeni aysan kala jecleyn xadhaareynta iyo asturaada ceebaha soomaliyeed ma xuma in aanu marwalba fallanqeeyno daliilyo aanu wada qeexno debate and exchange waaba wax fiican ku haboon shaqsiyada kala fikirada duwan laakinse maxaa noo diiday in aanu kala reebno arimaha xasaasiga (sensitive topics) Sida qabiilka,siyaasada iwm oo aan afkiina Hooyo ku doodno , teeda kale forum kan wuxuu soo jiiday dadka shisheeyaha aragti na way nagu heyaan (all eyes on us ) waxaa soo batey ajaaniibta wayna arkaan waxa aanu halkaan wax ku qorno.

Wax yaabaha igu dhirageliyey in aan af soomaali ku qoro waxaan kala garan weeyey in dadka ay afkooda ka faanaan ama inaysan ku hadli ama qori karin
Sidaas daraadeed ayaanu bilownay wadahadalkaan.
 
J-Rasta

Inactivated
VIP
Waa wada say wallahi badankood. Weynan aqoon lu laheyn ee ceeb dareemi mayaan.

Waa runtaa , badankooda waxay yihiin reer say walahi waa ayaan daro in qurbajoogto aysan ku hadli karin afkooda inkasto somalinimadi yaraantooda lagu barbaariyey si ay u mintidhaan hidaha iyo dhaqanka aysan iloowin isirada iyo arimo la xiriir ah
Dunida wuu weyn yahay mallaayiin qowmyada kale duwan, kale afaf iyo diimood nationalities ku nool hal wadan sida wadamo badan waxayna si xad dhaaf dhaqamadood ay weli ku dhaqmayaan afkooda ku hadlayaan

Maxaa dhaliyay qurbajoogto soomaalida in aysan ku hadli karin?
 
Waa iska cambe cambe. Wiilki shano ka weyna oo afka uga yar roon bey abti/ adeer oroni. Dee waa iska garaneysa, kuwi dhalay ayaaba ingris ku gununacaya. Somaliyo idil aya iska warersan so maha, gacalow
 
J-Rasta

Inactivated
VIP
Hoyoo matala?

for a minute i was confused and thought u meant something else
waaba ilooway in aan ku qoro afkaaga hooyo ma ceeb ba

Waa iska cambe cambe. Wiilki shano ka weyna oo afka uga yar roon bey abti/ adeer oroni. Dee waa iska garaneysa, kuwi dhalay ayaaba ingris ku gununacaya. Somaliyo idil aya iska warersan so maha, gacalow

Soomalida waa dad reer guuraa ah, weligooda iyo soo jireenkoodi ma harsadaan ilaa xoolaha ay helaan dhul naq ah
Maantana ayaagi xoolo isku badaleen naqda barwaaqada western countries
Qofwalba wuxuu mooda derbiga in lacag ka soo daadaya

New generation ka iskaba iloow haduuba jiilka hore ay sidaas yihiin laakin rajo way ka muuqdaan
 
General Asad

And What Is Not There Is Always More Than There.
Waxaan rabaa inaan iraahdo qurbo joog kaasta ma' ahaan cagadeen. Kuwaa jiraan (aniga o kalay) oo yeqaan af somaligaa lakiin aan ku hadleen sababtu ey ah wadaan ma joogno luguu hadla afkaa hooyo. Waan jeclaan lahaa inaan dulka hooyo ku laabto oo aan luqadaydu quruxda badaan aan ku hadlo, laakin intaa laga gaarayo luqada habaaran oo cadaanku ku hadlaan baan ku hadlee doona. Somaligaygu sidee uu yahay?
 
Last edited:

J-Rasta

Inactivated
VIP
ceeb maha laakin waa stressful, inaan maantadaan pre think garayo before a hadlo waxaas dulqaad uma qabi.

Afka soomaaliga wuu adagyahay, ku hadalka ku dhawaaqida iyo qoritaanka ayaa muda qaadanaysaa

Lama garan karo waxyaabaha keenay in af soomaali u noqdo af adag
Hadii raadraac la sameeyay
farta aanu ku qorno waa Latin and it's stressful for its native speakers because we had many ancient scripts ,
noble wadaads from various clans implemented various writing scripts to their interpretation most common were the Kaddarre, Booraame and Osmanya

Waxaan rabaa inaan iraahdo qurbo joog kaasta ma' ahaan cagadeen. Kuwaa jiraan (aniga o kalay) oo yeqaan af somaligaa lakiin aan ku hadleen sababtu ey ah wadaan ma joogno luguu hadla afkaa hooyo. Waan jeclahaa inaan dulka hooyo ku laabto oo aan luqadaydu quruxda badaan aan ku hadlo, laakin intaa laga gaarayo luqada habaaran oo cadaanku ku hadlaan baan ku hadlee doona. Somaligaygu sidee uu yahay?

Waan gartay, waa run wadan kale marka dagantahay ka fog somaalida waxaad ku hadlaysaa afka wadankaas

Soomaaliga waa top-notch lagaama dhex saari karo daljoogta
Miyaad marwalba ku hadashaa?
 
General Asad

And What Is Not There Is Always More Than There.
Afka soomaaliga wuu adagyahay, ku hadalka ku dhawaaqida iyo qoritaanka ayaa muda qaadanaysaa

Lama garan karo waxyaabaha keenay in af soomaali u noqdo af adag
Hadii raadraac la sameeyay
farta aanu ku qorno waa Latin and it's stressful for its native speakers because we had many ancient scripts ,
noble wadaads from various clans implemented various writing scripts to their interpretation most common were the Kaddarre, Booraame and Osmanya

Waan gartay, waa run wadan kale marka dagantahay ka fog somaalida waxaad ku hadlaysaa afka wadankaas

Soomaaliga waa top-notch lagaama dhex saari karo daljoogta
Miyaad marwalba ku hadashaa?
Markaan bilaabayay barashadaa af somaligaa waan ku xumaa. Markaan todobaa ama siideed giiray aay hooyadayda isoo gaday boog af somaliga iyo tariikhda isku jirtaa. Sharmake (AUN) iyo hoyadaydu waa isku reer wax baan iskunahan. Laboo sanoo kadiib wixii noqotay kasab inaan afkayga biis ku hadlee karoo gurigayga. Hooyadaydu way illaa soo dadaashay.
 
Top