The Midlands
VIP
Duqa aad uu wax walbe sharaxay gaar ahaan muhimada labada xisbi si xukuumada u dhicin sida tan talyaaniga hadii wasiiro is casilaan oo hadana early election loo yeero UK aaba dhibtaas qabto oo sadex xisbi leh iyo wadanka Lebanon