Khawaarijta's port of arms

Another Scandal Masagawaa hubka shabaan ay cawaantaan ka heshay waa ku filan yahay labo sano maxaa xal ah si kaste oo 10.000 oon u dhalan loogu diray sidaan ayuu hubkii gacanta khawaarijta ugu galay

Hassan PL uu isku taagayaa meeshaana waa jufadiisa hoose 🤣🤣


Screenshot_20230531-210517.jpg


Screenshot_20230531-210128.jpg


Screenshot_20230531-211609.png
 
Last edited:

repo

Bantu Liberation Movement
VIP
The khawaarij will have Harardheere and El Dheere by the end of the year. Who is leading this campaign on the Isbaarist side?
 
The khawaarij will have Harardheere and El Dheere by the end of the year. Who is leading this campaign on the Isbaarist side?
l isbaaristi Taliyaha Labada Aag 🤣🤣

Deni Should talk about masagawaa iyo Galacad hassan Sheikhs own jufo

Screenshot_20230531-212120.png
 

Attachments

  • Screenshot_20230531-212120.png
    Screenshot_20230531-212120.png
    742.3 KB · Views: 56
What a mass clan

Dowladda Soomaaliya ayaa dhamaan Ciidamadii ka saartay Masagawey,Gobalka Galgaduud waxaana Masagawey ku sugan oo kaliya Ciidamada Deegaanka.

Xalay galinkii dambe ayay isaga baxeen Magaalada Masagawey iyo fadhiisinkii ay halkaasi ku la haayeen Ciidamada Milateriga gaar ahaan kuwii tababarka ku soo qaatay wadanka Eritrea, markii uu meesha gaaray Taliyaha Lugta Gen, Biixi lamana oga inuu amarka bixiyay Taliyaha iyo inuu dhacay amar ka sareeya .

Sidaan oo kale ayay horay ugasoo guureen Deg.Ruun-nirgood G.sh.dhxe iaygoon wax howlgallo ah ka sameeynin deegandaasi.

Maanta waxaa Mesagawey tegay Ciidamo Gorgor ah dib ayayna uga laabteen, waxaana Goobtii shalay mashaqadu ka dhacday hada Difaacaya Ciidamada Deegaanka, markii Dowladdu ay Hubkooda iyo Ciidankeeda Kala baxday iyadoo aan shaacin sababta, waxaana ciidamada la isugu geeyay Ceeldheer

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud wuu la socdaa xaalada dalka iyo waxa dhacaya laakiin waxaa muhiim ah in la qaado tilaabo Deg Deg ah oo dadkaasi lagu badbaadinayo

M. X.Daacaad


Screenshot_20230531-225206.png
 
isn’t AS Galgadud Mareeg front supposed to be under siege. How are they putting up a good resistance against encamped SNA forces WTF
:tocry:
 
Al-Shabaab obtained drones, night vision goggles, and sniper rifles. Their Jugta-Culus fighters are now equipped with different types of weapons. They also obtained chemicals that can maximize the deadly effects of their VBIEDs.

It seems after the Somali government declared the massive campaign against them and made significant progress on the ground, foreign hands or powers have also increased the capability of this menace.
 

Trending

Latest posts

Top