Kanaalkii itoobiya oo Gedo laga soo xiray kkkk

Ayagaa laga bartey "kanaaladii itoobiyaan xirnay" maanta ayagaa laga xiray 🤣🤣

The Ethiopian government agreed to follow the government policy in Gedo same goes for KG but there is a fear of defeating the opposition in baydhabo without a place to turn to so Hassan Sheikh told them to liberate the land around baydhaba first and enter the city from there but now where will you go if you got defeated. Laftagareen may now prefer Al Shabaab controlling surrounding area!
aaway ku will lahaa nalooma imaan karo Mahad Saıad in dolow!.

Canjeex group are خبر كان(Sheeko la soo dhaafey) so they started flocking to the new local NISA Commander Jamaal Tareey who is in control of Dolow
Ali Juba itoobiya Mahad Salaad waa isfahmeen waxba Masar haku awrkacsan 🤣🤣
 
Last edited:

Mckenzie

We star in movies NASA pay to watch
VIP
Ethiopia ✅

We will neutralise the Kenyan border with the Eritrean trained troops. We haven't forgotten our marine space but we've come a long way :trumpsmirk:

content.jpeg-26.jpg
 
TekNiKo

Loyal To The One True Caliph (Hafidahullah)
Ayagaa laga bartey "kanaaladii itoobiyaan xirnay" maanta ayagaa laga xiray 🤣🤣

The Ethiopian government agreed to follow the government policy in Gedo same goes for KG but there is a fear of defeating the opposition in baydhabo without a place to turn to so Hassan Sheikh told them to liberate the land around baydhaba first and enter the city from there but now where will you go if you got defeated. Laftagareen may now prefer Al Shabaab controlling surrounding area!
aaway ku will lahaa nalooma imaan karo Mahad Saıad in dolow!.

Canjeex group are خبر كان(Sheeko la soo dhaafey) so they started flocking to the new local NISA Commander Jamaal Tareey who is in control of Dolow
Ali Juba itoobiya Mahad Salaad waa isfahmeen waxba Masar haku awrkacsan 🤣🤣
Fake news Mahad Salad never came to Gedo. Keep smoking Hutu pipe dreams. Ethiopia doesnt care about HAG and actually took part in Laftagareen 4th anniversary.

He is going nowhere
 
Dalalos_ibn_Adali

Republican
VIP
Xaarwadle laangaab baa tahay don't bite off more than you can chew, Mahad Salaad is Cayr who are taking over East Hiiraan from you.
 
Ethiopians who involved in local politics removed from Dolow airport the new ones will be aligned to the Govt's policy and NISA leader Mahad Salad. "kanaalkii itoobiya waa la soo xiray" happening in Gedo 🤣🤣

- Waxaa saakay Garoonka diyaaradaha Doolow la wareegay Ciidan Itoobiyaan ah, xili magaaladda uu ku sugan yahay Mahad Salaad, agaasimaha hay'adda NISA.

Ilo ku sugan degmada ayaa sheegay in Ciidanka ay yihiin kuwa katirsan Howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS, oo bedel ku yimid, iyadoo kuwii horey u joogey dib loogu celiyo dalkooda.

Isbedelkan ayaa waxaa goobjoog u ahaa Mahad Salaad oo ku amaaney Ciidanka Itoobiya doorkooda amniga Garoonka iyo Guud ahaan magaaladda, oo mudo ay ka ilaalinayeen Al-Shabaab.
 
Whats your source? Xaarwaadle TV?
 
Whats your source? Xaarwaadle TV?
😂 you wait and see. "kanaalkii itoobiya" waa laga soo xiray Gedo. ATMIS Ethiopia ayaa Gedo iyo Baydhaba La wareegeysa waxaa laga saarayaa kuwa non ATMIS ka ah oo hada Garoonka Dolow laga saarey. these ATMIS ones are very restricted xalane ayaa laga amraa.
 
Trending

Latest posts

Top