I think the glasses guy with the blue shirt doesn't even know what xuruuf and gobol mean lol
Pink guy's accent is hilarious.
..Last guy. Kuye "hala wada xusho ereyada saxda ah"![]()
Kkkk
shuun dheer sidaad rabtid uqaado
when xamaraawi and reer waqooyi meet oh man its pure shactiro
Kkkk
I knew about dooro and shuun
Ka waran hadda is fahan la’an darteed ee soomali isku dagaalaan
Waa islan dee xalwo
Waligey gabar xalwo li yiraahdo ma arkin bisinka
I was born in Mogadishu but most of my family live in central Somalia (assuming you mean Galmudug) and our accents are exactly the same...
I was born in Mogadishu but most of my family live in central Somalia (assuming you mean Galmudug) and our accents are exactly the same...
@AbdiMajad I thought you were from Somaliland?![]()
I'm Habar Gidir. I think I made that very clear.
My reer abtis are landers so don't be surprised if you see me supporting them.
ALLA MA NOOLIsheeko aan waa facebooka ka arkay baan kaaga sheekeyn, labo wiil ayaa meel xaafado dhaxdooda kuu shekeysanayay markuu mid sedaxaad uyimid , wiilku xaafadda wuu ku cusbaa oo wakhtigaa ayuu soo dagay. salaan ka dib ayaa la is waraystay... haye saxiib xageed dagantahay??guriga midabka nooca leh miyaad aragtaan?? haa, gurigaa baan soo dagay buu yidhi wiilka oo reer konfureed ah. labadii wiil midkood oo reer jabuuti ah baa soo boodo yidhi huuno aniga dabadaadaan galaa ma aha, iyaah war ma anigaad dabadaydaad gashaa?? dagaal baa meshii ka bilowday. kii sadaxaad baa kala qabtay raggi oo u fasiray, dabadaadaan galaa wuxuu u jeedaa guriga kaa dambeeyaan daganahay.
![]()
Waa runtaawaxaan is leeyahay magaca xalwo waqooyiga wuxuu u qalmaa magaca raaxo, oo koonfurta kaliya laga isticmaalo.
Gonna assume Cayr if you're from Dhusamareb![]()