Jubalandā€™s Security Info

Danab šŸ¦

IMG_5936.jpeg
IMG_5937.jpeg
IMG_5938.jpeg
IMG_5939.jpeg
 
Hay'ada Sirdoonka iyo Nabadsugida Jubbaland ayaa gacanta ku soo dhigtey Cabdifataax Nuur Cabdullaahi iyo Xasan Cabdullaahi Maxamed ( Xasan Qooqaani) oo bishii koowaad ee sanadkan magaalada Kismaayo kala goostey gaadhi ( Landcruiser Hardtop) ah oo ay laheyd wasaarada biyaha iyo tamarta ee Dowlad goboleedka Jubbaland ayaga oo u gacangaliyey kooxda argagixisada alshabaab.

JISA oo dabagal dheer ku haysey labadan nin ayaa u suuro gashey in ay gacanta ku dhigaan raggan kadib markii ay si dhuumaaleysi ah Muqdisho ku galeen halkaas oo ugu dambeyn dib loogu soo celiyey magaalada Kismaayo.

Sida ka muuqata sawirka hoose waa waqtigii ay gaareen Degmada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe halkaas oo ay gaadhigii ay la goosteen ku wareejiyeen horjoogaha Khawaarijta ee degmada Jilib Abuu Cabdalla.

IMG_6254.jpeg

IMG_6253.jpeg
 
Madaxweyne ku xigeenka labaad ee Dowlada Jubaland Mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud, ayaa maanta tababar usoo xiray cutubyo katirsan Ciidamada ilaalada Madaxtooyada oo tababar heerkiisu sareeyo uu u socday mudooyinkii lasoo dhaafay.

IMG_6865.jpeg
IMG_6863.jpeg
IMG_6864.jpeg
 

Trending

Latest posts

Top