The Midlands
VIP
We have Sharanshuur officials in what they call "bariga Magaalada" wich basically means 75% of the town the rest of the 25% about 8% are Hawadle too. As you can see in the map Hawadle is between jijeele and Gaaljecel from liiqliiqato until their suuq where they have direct border. In another words Liiqliiqato one side is Gaaljecel and the other side is Hawadle its called shanta dabakaayo
Hawadle and gaaljecel border in Hawlwadaag is waraabo canal wich is inside howlwadaag from Bridgeweyn side
Anyways these Sharanshur who started challenging the governor have been told to move to their Xaafad so now they started shitting themselves ayagoo iska jiifa oo canshuurta "bariga" ku cuna ee afaara kale galeen kkkkkk
So Hawadle officials were also told to move to Bridgeweyn and Xaawo taako just to put these guys under great risk kkkk
Lamagalaay is an Island in the middle of Kooshin and Xaawo taako
Dag Dag
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo caawa kulan albaabada u xiranyahay la yeeshay siyaasiyiinta iyo xubnaha maamulka Gobolka iyo degmada Beledweyne ku matala galbeedka ayaa waxa uu ku amray si loo xaqiijiyo nabad-gelyada in ay u guuraan xaafadda Howl-wadaag, gaar ahaan waaxyaha Hillaac iyo Heegan.
Guddoomiye Cali Jeyte ayaa sheegay in aysan suuragal aheyn in maamulku uu hal meel wada joogo, sidaas darteedna si amniga loo baahiyo ay muhiim tahay in deegaannada mas’uuliyiinta la kala fogeeyo.
Maamulka Gobolka Hiiraan iyo kan degmada Beledweyne ayaa caawa sidoo kale isla gartay in la billaabo howl-gallo amniga lagu xaqiijinayo.
Duqa Magaalada Beledweyn Nadar Tabaax Maalin ayaa degi doonto Xaafadda Nuur Xawaad. Halka Cabdiraxmaan Diini oo ka tirsan maamulka degmada Beledweyne uu degi doono Xaafadda Isbartiibo B u u n doweyn.
Howlahan ayaa looga gol leeyahay in lagu sugo amniga, meeshana looga saaro weerarro suuragal ah oo ay Al-shabaab ka fulin karaan xaafadaha ay shacabku deganyihiin.
This is Lamagallaay Island the bsse of SNA, Police and the admistration

Last edited: