Jeegan commander: (Mujahid)Caare gives us headache

SomaliWadaniSoldier

Weeping for the Nation of 68
Caare wuxuu ahaa korneyl ka tirsan ciidanka nin dhib badan buu ahaa, wuxuu ku xidhnaa miiskan saraakiisha isagoo loo haysto afar nin dilkood, rag baa u ololeeyey oo ha la siidaayo yidhi wali sidii buu kiiskiisii u yaala maxkamadda, isagoo wali jooga ayaa abaanduule laga dhigay, markii dambana wuxuu dhacay mushaharkii ciidanka oo uu dhexda u fadhiistay hadana wuxuu tagay Puntland dadka uu gacantiisa ku dilay toban qof kama yara haday ciidan tahay iyo haday tahay shicib, Caare waa dambiile qaran oo waliba ku dhiiran inuu geesi yahay , waa nin Sool iyo Sanaagba dhibaato badan ka gaystay “:mjlol:
 
FBIsomalia

True Puntlander
VIP

They funny part when he said about HY, If they want to go then go also lool.
 
Trending

Latest posts

Top