The lies in jeegaanistan continues as they also get exposed. Apparently Sacad Ali shire claims that Guinea Bissau foreign minister came to khat land when in reality it was an interpreter in the foreign ministry
Interpretor
Real FM of guinea Bissau
http://www.ruugcadaa.com/?p=23544
Waxaa magaalada Hargeysa soo gaadhay shakhsiyaad uu martiqaad u fidiyey sacad cali shire oo ku magacaaban wasiirka arimaha dibadda ee somaliland, waxaanu sheegay inay ka socdaan wasaaradda arimaha dibadda ee wadanka ginibisaaw iyo wadanka gaambiya.
Hadaba ninka ay yidhaahdeen waa wasiirka arimaha dibadda ee ginibisaaw, horta waa been cad oo xilka ay dusha ka saareen waa been iyo waxba kama jiraan, hase ahaatee waa turjubaan ka tirsan wasaaradda arimaha dibada ee wadanka ginibisaaw, magaciisana waxaa la yidhaahda (Bubacar Daba interpreter in foreign office in GB)..

Last edited: