Isbedelka Magaca Abubakar. | Cilmi-Af

Magaca Abubakar wuxuu inooga yimid afka carbeed.

Marka uu soo galay gayiga soomaalida wuxuu qaatay jidadyo kala duwan.

Tusaale:

  1. Abubakar
  2. Abuukar
  3. Abukar
  4. Abokar
  5. Abookar
  6. Abibakar
  7. Abiikar
  8. iikar
  9. iikow
  10. Abiikow
  11. Abuukay
  12. Abuukow
  13. Bakar
Xigtay: Waxaan ku daray magacyada aan anigu maqlay inta kalana waxaan ka soo xigtay fiidiyow gaaban oo Professor Dalxa qudbadaynayo.

 
Last edited:

Trending

Top