WAR DEG DEG AH
Xogta Dilka Caawa ee Ganacsade Siciid Adoon
Loogu gaystay Kismaayo :
Siciid adoon oo Caawa dhaawac aad u daran Loogu gaystay magaalada Kismaayo ugu danbayna u geeriyooday Waxaa uu ka midyahay Ganacsatada sida wayn looga yaqaano Magaalada Kismaayo Wuxuuna u dhashay beesha Majeerteen ee Ciise Maxamud
Hadaba Kadib Safarkii Madaxwaynaha Puntland siciid Deni kuyimi Magaalada Kismaayo Waxaa uu Kulan layeeshay Cuqasha beesha majeerteen Asagoona Ka codsaday inay taageeraan Axmed Madoobe :
Siciid Adoon oo Kamid ahaa Ganacsatadii Meesha fadhiday ayaa Su'aal waydiiyay Madaxwayne Deni iyo Wafdigiisii Wuxuuna yire
"Madaxwayne Shalay ayaa timi Waxa nahaysta War kama haysid, Waxaa Jira rag badan oo Axmed Madoobe laayay oo beesha majeerteena oo Garyaqaan. ugu danbeeyay Aniga Kula hadlaya 600 oo kun oo doolar ayuu Axmed Madoobe iga xoogay hadaba Madaxwayne dhiigii bulshadaa iyo dhaqaalaha iga maqanba yaan u raacanaa?"
Madaxwayne Deni Waxuu qabtay Gudi Xildhibaanadii lasocday ah wuxuuna
Ka codsaday inay Soo baaraan oo siciid raacaan intaa KadibSiciid Wuxuu gurigiisa Qado ugu sameeyay Gudigii loo xil saaray arintiisa wax walbana waa uu la wadaagay :
Gudigii baaritaan kadib Madaxwayne Dani ayay Wax walba Gaarsiiyeen ayagoona Hor dhigay waxay soo xaqiijiyeen :
Madaxwayne Dani Iyo faroole aya is raacay waxayna u tageen Axmed madoobe Waxayna hor dhigeen Arintii Gudiga iyo Wax yaabuhuu Sheegtay Siciid Adoon. Axmed Madoobe ayaana aqbalay inuu Dayntii ku bixin doono Maalmo Kooban arintana uu dhamaynayo
Waxaa intaas Xigtay Dilka Caawa loo gaystay ganacsade Siciid adoon Oo markii hore dhaawacmay ugu danbayna u geeriyooday dhaawicii soo gaaray :
Xogtan Cidii Xaqiijinteeda ubaahan intaas aan Xusay hala xiriirto hana waydiiso siday wax u dhaceen