The Midlands
VIP
Mandiqadii dhibka badneed ee doorashada xataa ay dhaafi gaartey waa la soo afjarey si fudud waxaa loo keenay igaar aan ka soo jeedin luuq iyo bardheere balse ka soo jeeda Garbaharey 

Waxaan kaloo ku faraxsanahay in uu fashilmay ololohoodii ay hiiraan ku maciin bidayeen. Hassan Shiikh oo Hiiraan si gooni ah ula mucaamilaya hada tooshkii waa ka qaadmayaa. Jeyte iyo hiiraan state waa gorgortan card oo powerka hirshabelle lagu saxayo inta wax laga saxayo waa isla joogayaan

Last edited: