If HG are moved to the security ministry they will be marginalized kkkk

Wasiirka Aminga doodisho or Mx laga yaabo in loo wareejiyo Wasaarada dibada sababta ugu weyn Qatar iyo Luqada Carabiga oo haruuse ku hadlin

Faarah cabdulqaadir ayaa hada qadar u raaca Hassan Sh. Qatar waxay rabtaa wajiyo ikhwaan ah oo markii hore 2012 ku xirnaa sida Faarax Cabdulqadir
Wasiirka gudaha oo laga yaabo in loo wareejiyo MJ sababa la xiriira PL

Wasiirka Aminga ayaa laga yaabaa in HG loo weeciyo taas oo baalasha ka rifi doonta beeshaan waayo mahad salad ayaa Nisa Jooga marka madaxaa la isku galiyay Sacad iyo Cayr waxay kaloo horu dhac u tahay in NISA laga qaado HG 🤣🤣

Reshuffle ayaa soo socda Sanbaloolshe aad u radinayo in lagu daro wuxuu ka danbeeyaa qaska hirshabelle hadana wuxuu ku gorgortamayaa anaa Jeyte meesha ka saari ee wasiir hala iga dhigo 🤣🤣
 
Last edited:

FBIsomalia

True Puntlander
VIP

Qoslaya is joke :tocry: .
 
Update i heard that Daarood cannot have both the FM and Gudaha mj will be Gudaha but if HG wants the FM they have to get new face cause Xerow Fiqi can't speak English 🤣🤣

Xamse may appoint Sanyare former North mudug Governor as wasiirka Gudaha.
 
bidenkulaha

GalYare
Update i heard that Daarood cannot have both the FM and Gudaha mj will be Gudaha but if HG wants the FM they have to get new face cause Xerow Fiqi can't speak English 🤣🤣
FM and Gudaha are the two top positions in the golaha wasiirada. I’d prefer the FM personally. They’re both A+ positions however.

I doubt Fiqi is replaced, HSM is trying to keep Daljir on side. If he throws them out then mucaaradka will have another big party joining them. waa iska hadal. You said 6 months ago Fiqi was going out.

The two positions likely to be changed is FM (Huruse runs for PL) and Defence Minister. Using the two to bring in some mucaarad to his plans right now.
 
bidenkulaha

GalYare
I tried to tell them the real Mulkiile is Farah Abdulkadir but they won't listen
Come on if we’re talking about ppl who are discardable, you can’t forget Hamza lol. Just look at today, HSM is micromanaging Minister of Finance and telling him to resign as if there’s no PM lol
A74D6206-4981-4CE5-B020-8B01BE24268A.jpeg
5E971A59-6FE5-4412-A832-61E6CD543962.jpeg

HSM is risking his whole government to force Mahad Salad into the Galmudug seat. That guy is the HG guy with influence over HSM.
 
FM and Gudaha are the two top positions in the golaha wasiirada. I’d prefer the FM personally. They’re both A+ positions however.

I doubt Fiqi is replaced, HSM is trying to keep Daljir on side. If he throws them out then mucaaradka will have another big party joining them. waa iska hadal. You said 6 months ago Fiqi was going out.

The two positions likely to be changed is FM (Huruse runs for PL) and Defence Minister. Using the two to bring in some mucaarad to his plans right now.
Fiqi is not going now my theory is about Daljir getting scapegoated by Hassan Sh/Damjadeed in his last years. I thought Fiqi will be moved to Amniga but im hearing now Daarood cant have both the FM and Gudaha so he is likely to be moved to the FM. He will be the most damiin FM somaia had he is typical Xerow(xertii sh mahamed macalin al xawaadli him and wasiirka cadaalada who is married to his daughter) from Ala Sheekh to Sudan carabiga ha ku soo tuugsado ay ka wadaan 🤣🤣
 
bidenkulaha

GalYare
Fiqi is not going now my theory is about Daljir getting scapegoated by Hassan Sh/Damjadeed in his last years. I thought Fiqi will be moved to Amniga but im hearing now Daarood cant have both the FM and Gudaha so he is likely to be moved to the FM. He will be the most damiin FM somaia had he is typical Xerow from Ala Sheekh to Sudan carabiga ha ku soo tuugsado ay ka wadaan 🤣🤣
you need a better xog but I’ve never said Fiqi is a very smart politician. He lost Sacad support on the ground but Liibaan Shuluq has the khat money locked up so you won’t see it publicly.
 
These are the ministers that are going to be changed I don’t know how accurate this is.

1. Wasiirka Caddaaladda iyo Dastuurka Mudane Xasan Macalin Maxamuud waxaa lagu bedelayaa Mudane Mustaf Sh. Cali Dhuxulow.

2. Wasirka Shaqada iyo Arrimaha Buldhada Mudane Biixi Cige, waxaa lagu bedelayaa Mudane Mustafa Aadan Dagaal.

3. Wasirka Gaashaandhigga C/Qaadir Maxamed Nuur (Wasiir Tiktok) waxaa lagu bedelayaa Mudane Cali Aadan Caddow (Macalin Cali)

5. Wasïirka Bey'ada iyo Deegaanka Marwo Khadija Maxamed Almakhzoumi waxaa lagu badelayaa Mudane Xildhibaan Maxamuud Axmed Maxamed (Baafo)

6. Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Mudane Axmed Macalin Fiqi waxaa lagu badelayaa Mudane Xildhibaan Dr. C/raxmaan Maxamuud Maxamed (Cagaweyne)

7. Wasiirka Caafimaadka Mudane Dr. Cali Xaaji Abuukar waxaa lagu badelayaa Mudane Dr. Xamse Aadan xaadoow.

8. Wasiirka Batroolka Mudane C/risaaq Cumar Maxamed waxaa lagu badelayaa Mudane Xildhibaan Cabdullahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe)

9. Wasir Dowlaha Arrimaha Dibadda Mudane Cali Cumar (Cali-Balcad) waxaa lagu badelayaa Mudane C/raxmaan Maxamed Sheikh (Moblen) oo loo magacaabaayo Wasiir Dowlaha Bey'ada

10. Wasir ku-xeenka Arrimaha Dibadda Mudane Isaaq Mursal waxaa lagu badelayas Mudane Maxamuud Macalin Yaxye.

11. Wasiir Dowlaha Bey'ada iyo Kheyraadka Mudane Adam Aw Xirsi waxaa lagu badelayaa Mudane Abdisatar Gelle oo loo magacaabaayo Wasiir Dowlaha Arrimaha Dibadda

12. Wasiir Dowlaha Maaliyadda Marwo Raaxo Maxamuud Jinagow waxaa lagu badelayaa Mudane C/naasir Maxamed Sheekh Nuur (Shub)

13. Wasir Ku-Xigeenka Waxbarashada Mudane Axmed Daqare waxaa lagu badelayaa Marwo Daleys Xasan Aadan.

14. Wasir ku-xigeenka Ganacsiga & Warshadaha Mudane Cusmaan Daalo waxaa lagu badelayaa Mudane Maxamuud Cabdullahi Abuukaato
 
Last edited:

Trending

Top