The Midlands
VIP
Wasiirka Aminga doodisho or Mx laga yaabo in loo wareejiyo Wasaarada dibada sababta ugu weyn Qatar iyo Luqada Carabiga oo haruuse ku hadlin
Faarah cabdulqaadir ayaa hada qadar u raaca Hassan Sh. Qatar waxay rabtaa wajiyo ikhwaan ah oo markii hore 2012 ku xirnaa sida Faarax Cabdulqadir
Wasiirka gudaha oo laga yaabo in loo wareejiyo MJ sababa la xiriira PL
Wasiirka Aminga ayaa laga yaabaa in HG loo weeciyo taas oo baalasha ka rifi doonta beeshaan waayo mahad salad ayaa Nisa Jooga marka madaxaa la isku galiyay Sacad iyo Cayr waxay kaloo horu dhac u tahay in NISA laga qaado HG

Reshuffle ayaa soo socda Sanbaloolshe aad u radinayo in lagu daro wuxuu ka danbeeyaa qaska hirshabelle hadana wuxuu ku gorgortamayaa anaa Jeyte meesha ka saari ee wasiir hala iga dhigo

Last edited: