Q
Queen Carawelo
Guest
With this song..
Verse 1:
Cudurka wayn jacelka kadaran
Culimada haloo bandhigee
Daawo ciliisa ma lo helaya
Cuntadi ka go ay cashaq ba I heley
Ma cashaqa la calaacala
Ma caloosha ka ooya
Hada nafteyda cawin karin
Ceemis ma leh
Qof jaceylka ciilay
Chorus:
Cagta meesha dhigaba
Ciribta saraba adaan ku arka
Cawo iyo maalin ma sexankaro
Hurda la aan casirka ku gaara
Ha iga cararin cidla ha iga tagin
Caalamko idil kan ka doorto
Jaceylka cusub soo dhaweey
Verse 1:
Cudurka wayn jacelka kadaran
Culimada haloo bandhigee
Daawo ciliisa ma lo helaya
Cuntadi ka go ay cashaq ba I heley
Ma cashaqa la calaacala
Ma caloosha ka ooya
Hada nafteyda cawin karin
Ceemis ma leh
Qof jaceylka ciilay
Chorus:
Cagta meesha dhigaba
Ciribta saraba adaan ku arka
Cawo iyo maalin ma sexankaro
Hurda la aan casirka ku gaara
Ha iga cararin cidla ha iga tagin
Caalamko idil kan ka doorto
Jaceylka cusub soo dhaweey