What i need you guys to do is write some important things about Bosaso and bari, you guys need to write in somali. Try to include important landmarks and also tourist attractions. Add also how you would like your dream house to look like.
I have written this so far
Waxan rabaa inaan magaalada Boosaaso ka dhisto gurigi mustaqbalka, Bosaso wa magaalo madaxda gobolka bari. Boosaaso waxa degan 700,000 qof , magaalo waxay kutaala badda cas. Bosaso waxay kutaala agaagka buura ka mid ah Silsilda Golis. Waa magaalo ganacsi ah oo aad uu dagan. Waa magaalo dekad leh oo qadiimi ah, waxa la aas aasay qarnigii 15 naad. Bosaso wa magaalo xafaado badan leh laakiin anigu waxan ka garanaya xafaadda Laanta Hawada iyo New Boosaaso. Boosaaso xafad kasta waxa ku yaala garoon kubadeed oo ciyaalka ku ciyaaraan. Meelaha dadku dalxiis uu taggan waxa ka mid ah biyo kulule iyo laag.