Waxaa shalay deegaanka Bali-dhiig ee Gobalka Togdheer ka dhacday dhacdo xanuun badan kadib markii uu mid kamid ah dadka xoolo dhaqatada ah ee deeganka uu cunay Neef Awr ah oo qooqanaa isla markaasna uu geeriyooday habeenkii xalayna lagu aasay isla deegaankaas.
0:57 when he points the stick on the camel and let's everybody know the camel ate his friend

