ππππππππππ: Madaxweyne Ciid iyo Masuuliyiin Itoobiyaan ah oo soo gaarey degmada.
Madaxweyne kuxigeenka dowlad goboleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa soogaarey degmada, Waxaana kamid ahaa.
Taliyha Liyuu Booliis Sareeye guud Cabdi Cali Siyaad.
Abaanduulaha ciidamada qaranka Itoobiyaha General Tasfaaya.
Taliyaha Sirdoonka bariga Hararge General Xaaji Tuur.
Taliye kuxugeenka ciidamada cirka qaranka Itoobiya iyo saraakiil kale.
Guddoomiyaha degmada Caabudwaaq Muxiyadiin Aadan Wali, Xog'hayaha dowladda hoose Nadiir Cabdikariim Sallaad, Wasiiro iyo Xildhibaano katirsan Galmudug iyo qeybaha kale ee bulshada ayaa soodhaweeyay Madaxweynaha iyo Wafdiga uu hoggaaminayay.