Hees aad uu macaan

Amazonian

Cirka Gacan Saarte 💪🏾🇸🇴
giphy.gif
 
Mercury

Ha igu daalinee dantaada raac
VIP
@Sumaaya watch this video
waxaad moodaa aamina iney heesta dareen runa ku qadeyso

The way she keeps looking at him I thought they where a married couple lol
 
I wish the weather was nice and warm because I’d go outside and skip merrily along the road and sing jacayl songs to myself until the early sun rises and I can hear the birds chirping
 
Mercury

Ha igu daalinee dantaada raac
VIP
@Mercury Jacaylka macaankiisa nooga sheekee
:feedme:
well love doesn't hurt qar markay qof jeclaadan cuntadii ba kaa go'aya ciil iyo murugo meel fadhisanaya :mugshotman: that's not love

Jacaylku waa qurux waa farxaad karti awood qurux badan qolyaha jacaylka ku xanuunsada waan la yaabaa jacaylku wuxuu xanuun werwer walaac waleecaad hurdo beel cunto xumo oo yeesha marka uu kugu keliyaysto ee lagula qaban waayo ama lagugu dayriyo ee qofkii kula waday kaa dul guuro

If you look at somalis especially waa dan iyo xiiso and they confuse lust,infatuation and obsession with love real love is without pain jacaylka xanuun iyo qalbi jab iyo murugo malahan hadii la isla wado oo la isla kobciyo oo uusan xiiso iyo waqti kooban eheyn jacayl daacad ah oo sii kordhaya mana dhinto waa naxariis iyo naruuro
 
:banderas:
 
Trending

Top