
Haweeneey Mar keliya dhashay 10 Carruur Ah & Caalamka Oo laga hadal hayo - Somali News Leader
Cusbitaal ku yaalla Magaalada Johanesburg Ee Gobolka Gauteng ayaa waxa Haweeneey udhalatay Dalka Koonfur africa xalay ku foolatay 10 Ciyaal ah. Hore Haweeneey udhalatay Dalka Moroco ayaa aheyd qofka ugu badan ee tiro 9 ah hal mar dhashay. Hayeeshee Gosiyaame Thamaara oo 37 sano jir ah ayaa 10...
www.warqaad.info