Hassan Sheikh oo goaan ka gaarey isbaarist Guudlaawe

Hassan Sheikh siduu u yimid wuxuu ku soo kordhiyay hirshabelle bas inuu Hawadle uga danbeeyo sixitaankeeda waxaa masuul ka ah Qoono wuxuu qabtey intaan ku sharaxay waa ayatullahiga Hirshabelle

Ayadoo hoowsha saas ku socoto ayaa Isbaarist guudlaawe laga soo xirey isbaarooyinkii Shabeelada dhexe oo uu saraakiishooda la qaybsan jiray waana iska bariyeelay markuu ka baxay

Laakiin inleen af wax xaday ma joogi karo wuxuu bilaabay inuu mooryaanimadii iyo qaskii Hiiraan la soo aado si uu canshuurteeda uleexsado waana riyo guudlaawe iska dhaafe madaxweyne Xawaadle ah aan leexin karin waare ayaa laga diiday waxaa lagu hayay Baladweyne under wasaarada maaliyada hirshabelle oo wasiirka markaas hiiraan ka soo jeeday kadibna Jeyte baa la wareegay siduu waare meesha uga baxay dabageed xataa asagaa mushaarkiisa siiya oo ka yar kiisa sadex jeeer.

Kuwo iljeex ah oo Galmudug ka soo lumay ayaa ayagana iimaanka ka sii qaadey

Beesha XL iyo Hassan Sh ayaa xireereen last 24 hourskii. Hassan sh oo og in 10,000 oo shisheeye ee uu dhulkii abgaal ku xoreen waayey oo shalay masagawaa loo soo daba marey maa war kadiidi XL kaligood is xoreeyay? Wuxuu goaansadey inuu Baxo guudlaawe waxaa la sheegayaa in Sanbalolshe lagu dari rabo cabinet reshuffleka so Cabdirizaaq loogu sii diyaariyo Hirshabelle laakin dagaalka awgiis hada buuq lama furayo laakin waa ku daayey guudlaawe

Aftertiisa sano waxay ku ekeed November 2024 laakin sanadkaan ma dhaafayo.

Dabeylo raac Mohaned shiine xataa wuxuu u qabtey ilaa may 2024. N
Ninka dhulkiisa saas ah oo wado airport loo maro laheen aa leh canshuur igu darso ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ
Screenshot_20230423-143338.jpg
Screenshot_20230423-142354.jpg

Screenshot_20230423-145258.jpg

Screenshot_20230423-145325.jpg
 
Last edited:
Jowhar isbaatists oo Xerow Shariif maciin biday kadib markii Hassan Sh albaabadii ka soo xiray kan afhayeenka guudlaawe isbaarist cirro ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ

Screenshot_20230424-114427.jpg

Screenshot_20230424-110753.jpg

Screenshot_20230424-110802.jpg

๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ
Screenshot_20230424-115606~2.jpg
 

Attachments

  • Screenshot_20230424-115606~2.jpg
    Screenshot_20230424-115606~2.jpg
    35.8 KB · Views: 40
  • Screenshot_20230424-115606~2.jpg
    Screenshot_20230424-115606~2.jpg
    35.8 KB · Views: 40
Last edited:
Groupkii Qoono oo soo jeediyay in meesha Guudlawe laga saaro maadama isla socon karin siyaasada Hassan Sh oo uu Khawarijta la socda. Xanafi waa gudoomiyaha golaha siyaasada iyo dibuheshiisiinta Hirshabelle oo Hassan Sh ka agdhaw

Sanbaloolshe ayaa golaha wasiirada lagu soo darayaa si Cabdirizaq iyo Qoono Hirshabelle ula wareegaan. Xanafi waa afhayeenka Qoono la taliyaha madaxweynaha oo madaxtooyada degan.

Go back to this thread about their work



waxaa qoray Xildhibaan Xanafi

๐‡๐ข๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐›๐ž๐ž๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ฌ๐›๐ž๐๐ž๐ฅ ๐๐ก๐š๐› ๐š๐ก

Hoggaan xumada ka jirta Hirshabeelle ma aha mid intaan ka badan indhaha laga sii qabsan karo, waa in waxgaradkeeda oo kaashanaya dowladda dhexe ay qaadaan tallaabo deg deg ah oo lagu badbaadinayo maamulka Hirshabeelle.

Xaaladda murugsan ee Hirshabeelle ka taagan iyo duruufaha adag ee uu waqtigaan maamulka wajahayo, waxa kaliya ee lagu xallin karo waa in la qabto doorasho soo deg-degta oo waqtigeedii ka soo hormarta, si meesha looga saaro maamulka uu hoggaamiyo Cali Guudlaawe Xuseen, oo ah kuwa dhinac kasta ka fashilmay, oo markii horeba talada lagu keenay sifo aan sharciga waafaqsanayn, mana ku haboona dwladda dhexe in ay intaan ka badan dhegaha kasii fureysato baaqa iyo dalabka shacabka reer Hirshabeelle ay ku doonayaaan in helo isbedel maamul.

๐‹๐š๐›๐š ๐ช๐จ๐๐จ๐› ๐จ๐จ ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ฃ๐ข๐ง๐š๐ฒ๐š ๐ข๐ง ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ ๐š๐ก๐š๐š๐ง ๐ฅ๐š ๐›๐ž๐๐ž๐ฅ๐จ ๐ก๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐‡๐ข๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐›๐ž๐ž๐ฅ๐ฅ๐ž:

1. Waqtigan la joogo maamulka Cali Guudlaawe diyaar uma aha in uu ka shaqeeyo ajandaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ah in dalka laga ciribtiro kooxda Khawaarijta, si loo gaaro amni iyo xasilooni waarta, waxayna taa bedelkeeda doonayaan in uu fashilmo halganka dib u xoreynta dalka oo kasoo bilowday Hiiraan, iyagoo diiddan in sooyaalka taariikhda Madaxweyne Xasan Sheekh ay u gasho in uu ka adkaaday kooxda Al-Shabaab.

Dhinaca kale, hoggaanka Hirshabeelle waxa uu si kutalagal leh isaga indhatiray baaqii Madaxweynaha Jamhuuriyadda ee ku aaddanaa la dagaalanka isbaaroleyda, waxaana weli u yaalla gobolka Shabeellaha Dhexe isbaarooyin lagu dhibaateeyo shacabka masaakiinta ah, waana muhiim, si loo badbaadiyo jiritaanka Maamulka Hirshabeelle in meesha laga saaro guud ahaan hoggaanka talada u haaya maamulkaas, maadaama ay caqabad ku noqdeen dowladnimo dhiska dalka iyo horumarka guud ee Hirshabeelle.

2. Hoggaanka Hirshabeelle markii ay garowsadeen in shacabku uu fahmay fashilkooda, waxay durba bilaabeen in ay sii huriyeen khilaafkii horay u jiray, iyagoo ku dadaalaya in ay is hortaagaan fursad kasta oo rajo iyo naruuro u abuuri karta shacabka, taas oo ay tusaale cad u tahay amarkii uu dhowaan soo saaray Madaxweynaha Hirshabeelle ee ku aaddanaa in canshuurta ka kasoo xaroota gobolka Hiiraan lagu soo shubo khasnaddiisa, iyadoo waqtigan aanay suurtageli karin fulinta amarkaas, maadaama dhaqaalaha ka yimaada canshuurtaas lagu kabo halganka dib u xoreynta ee gobolka Hiiraan ka socda, balse hadafka dhabta ah ee hoggaamiyaha Hirshabeelle ayaa ah in uu dhaqaalaha Hiiraan ka imaanaya ku iibsado hub iyo gaadiid dagaal oo uu berri ku dhibaateeyo dowladda iyo nabad gelyada deegaanka, haddii xilka laga qaado.

Madaxweyne Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxaa la gudboon in uu tixgeliyo rabitaanka Shacabka iyo siyaasiyiinta Hirshabeelle, oo doonaya in meesha laga saaro guud ahaan hoggaanka Hirshabeelle, oo ah kuwa la degay Hirshabeelle, caqabadna ku ah horumarka deegaanka & dowladnimada dalka.

W:Q EX xildhibaan Xanafi
Screenshot_20230425-113236.jpg
 
Last edited:
Top