Hassan Sheikh has little to do with Hiiraan liberation

Maadama ahlusuna dhuusamareeb laga saarey dawladii farmaajana daciiftey xiiligii danbe oo ciyaal weero waqooyiga Xamar ka dilaacdey maadama amnigii faraha ka baxay ka dib badbaado hawiye sidoo kale xuduudeena matabaan-Galgaduud waxaa la wareegtey Shabaab bishii april ahlusuna ayaa diiday inay difaacdo maadama xukunkii laga qaadey askar yar aa joogtay waa ka carareen

Sidaa darteed inta u dhaxeysa beergadiid iyo matabaan waxaa qabsadey Al Shabaab bishii june waa meesha la dhoho bacda oo 10km u jirta matabaan ilaa gudaha itoobiya dhinaca HGna april ayba qabsadeen meeshaas ay naga soo galeen

Hassan Sh waxaa la doortey 15 may wuxuu la wareegay may 30 marka waqti maba u heen hiiraaan xataa PM ma laheen in june ay Al shabaab qabsatey bacda

Gudoomiye Jeyte ayaa dhanka itoobiya ka soo galay matabaan oo ku bilaabay 160 qori oo Macawisleyda beesha ah maheesana wuxuu cooperation la sameeyay DDS inuu asaga dhabar jabiyo Al Shabaab oo gudahooda ku jiray. jidka markuu nadiifiyay al shabaabtii itoobiya ku jirtay waa dhabar jabeen asagana wuxuu vaarey ilaa teedaan 60km east of Baladweyne markaas ayuu xassan Sh jumbed on the banwagon ciidankeenana markaas wuxuu marayay 400 oo wiil waxaana ku bilowney 160kii ak 47 ee beesha laheed hadii dawlad na caawisay xiligaas waa DDS

Dawlada hassan Sh oo cusub ayaa bilowdey inay ka faaideysato kacdoonka Xawaadle wuxuu la kulmay xikdhibaanada Xawaadle sida sanbaloolshe iyo Cabdi malik wuxuu yiri rasaastiina iyo zaadkiina iyo dhaawiciina inaan qaado anaa meel idiin saari ee gala dagaalka Waa soo galeen wuxuu socday sadex bilood ilaa september oon dhulka Xawaadle ku xoreynay ayadoo beelihii kale oo dhan heestaan oo dariskeena ah

Xawaadle voluntary eey gees iyo gees isaga imaadeen waxay gaareen kumanaan. Meelo yar bas baa jirtay uu ciidanka ka qeyb qaatey sida Yasooman dawlada difaaceeda ciidamada gorgor, xoogaa yar oo danab ah baa la soo diray iyo gorgor ah laakin ciidamadaan dhul kuuma heen karaan waana kuwa ku fashilmay shabeelada dhexe ayagoo kumanaan ah anaga boqolaal ayba ahaayeen(400)

Xassan wuxuu nagala noqdey zaadkii/raashinkii, rasaastii halkii nin 40 xabo waxaa dhacdey inay naga dhamaato anagoo furinta ku jirna waxay keentey inaan weeraro qaadi wayn

Dhaawicii uu nooqaadey isbitaaladii waa laga saarey waa taan guryo u kireeynay lagu weeraray

Macawisleyda jiinka wabiga sida jicibow meel ma fadhiyaan si aan loo laayin they keep patrolling and are on the move markii ay shabaab soo gudbaan macawisleyda buuloburde iyo magaalooyinka ma heestaan trucks waxay ka lugeeyaan buuloburde ilaa beero yabaal waa lala hadley inuu labo trucks siiyo waa diiday

Muxuu na kaalmeeyay?
Mapkaan waa oct 2022

Ka waran sanad ka badan xadka barigeena galgaduud min matabaan ilaa budbud/galcad ay heestaan. HG heshiis ay la yihiin inay tuulooyinka joogaan ayagana magaalooyinka iyo jidka galin laakin Xawaadle asxaan kama dhaxeeyo

Ceelbuur ilaa budbud ay ka soo carareen anaga hal talaabo gudaha uma soo gali karaan

Dalxoreeye my ass 🤣🤣

Qabiilkiisa hada waxaa u soo harey darbiga hiiraan al kawsar ay joogaan wuxuu sanad ka hor "xoreeyay" waa laga qabsadey.

Macawosleey Hiiraan bas ay ka shaqaysaa mana ka shaqeyndoonto meelo kale wiilasha soomaliyeed ee xaabada looga dhigayo dhul aysan u dhalan ninkaan halaga badbaadiyo.

Aniga markaan hada fiiriyay Farmaajaa ila roon waayo wiilal soomaliyeed dab kuma shubin hubkiina kuma wareejin shabaab wuxuu u isticmaalay bas siyaasad kama qasneen ayaga laakin ninkaan qabiilkiisa uu xaabo uga dhigay waliba kuwa biyamaalka waa lagu dhameeyay difaaacyada hore baa la dhigaa

Screenshot_20230901-120816.jpg













Markuu xassan sh nagu soo biiray teedaan ayaan joognay
Screenshot_20230901-110216.jpg


Screenshot_20230901-104323.jpg
Screenshot_20230901-103507.jpg

Screenshot_20230901-104323.jpg

Screenshot_20230901-103507.jpg
 
Last edited:
Jayte reveals all the secrets that his army was only Xawaadle macawisley started with 160 ak 47 and his coordination with DDS. Yes DDS helped us more than Hassan Sh. Hassan Sh used our name to beg the world and didn't paid us shit.

 

Trending

Top