Kadib marka aan dhagaystay labo waraysi ay shabakada qabyaalada u taagan ee Hanoolaato la yeelatay xog-hayihii guud ee jabhadii USC .
Waxaan faallo kooban ku dul istaagayaa dhawr arin aan ka dhadhansaday waraysiga .
Waa mida koowaad e ,Qoqob qabiil ayaa Soomaalida ka dhex jiray heer dawlad ,heer qabiil iyo heer fikir ba .
Anoo isla qodobka koowaad tibaaxaya, wariyaha iyo digtoorkuba waxay hayb iyo reer ba ka wada tirsan yihiin beelwaynta Hawiye.Sida muuqatana waxa ay xambaarsanyihiin fikirka ah ' Hawiye thuma wadan ' .Xaalkoodu waa beerka jecli xaydha Jecli oo ah wadankana waan rabaa qabyaaladuna waa ii muraayad aan aan wax ku arko isla markaana wax ku qiimeeyo
Hadaan si kale u dhigo ,gun dhiga iyo gunaanudka hadalkooda ayaa ah,Somalia waan rabaa in ay wax noqoto balse hadana Daaroodka ayan siyaasad ahaan iyo hayb ahaan ba kasoo hor jeedaa.
Qabyaaladu maaha wax u gaar ah labadan nin sababtoo cudurka qabiilku waa mid aad ugu baahsan umada Soomaaliyeed oo dhan balse toodu waa qabyaalad casri ah .
Hadaan horay u galo faalladan kooban, Hanoolaato waxa uu gaar u beegsadaa Farmaajo iyo Siyaad Barre.Hadaan si kale u dhigo ,Waraysiyo dhinac ka raran ayuu aalaaba baahiyaa.Wuxuu isku dayaa inuu suurad wanaajiyo jab hadihii dad iyo dal ba halaagay gaar ahaan SNM iyo USC (Waxaad moodaa in jab-hadihii kale ay xisaabtaba ugu jirin Mr.Hanoolaato
)
Ilaahay amarkii, Gafkii iyo gabood falkii Kacaanka ayuu reer gaar ah dusha u saaraa Mudane Hanoolaato.
Hal ku dhig caana ayaa ah: Marmarsiyo iyo eed culus dusha u saar kadib na dil , qadi ama qabso . Waana hal ku dhiga lagu muquunsho rag ama lagu beegsado umad loo dan leeyaahay.
Digtoor Cabdi na ,sida hadalkiisa ku cad waxay rabeen isaga iyo Caydiid ba dawlad gacanna Daaroodka kula dagaasha gacanta kalena ku dhista maamul ka kooban madaxwyne Hawiye iyo Raysul Wasaare Isaaq ah . Halkaa wxaa la rabay in Daarood laga dhigo in qaxda iyo in kale oo talada dalka laga ilaaliyo .Ilaahay ma aqbalin ,Jab iyo hoog baa helay intii rabtay dambiyadii Kacaanka in lagu la xisaabtamo qof walba oo Daarood ah .
Shacabkii SNM gabood fallo waawayn baa loo gaystay ,doodaha ay miiska keenaanna itooda badan waa gar ama waa sida iyaga la quman .Gabood fallo waawayn bay iyaguba gaysteen, Magaca faqash bay ula bexeen Daarood misana dad iyo hanti badan ku xalaalaysteen gudaha deegaanada wuqooyi.
Isaaqu taa ma diidaan oo suugaantooda ayayba ku caddahay in ay Qabyaalad qaawan iyo rag iska dhicin awgeed Daarood isku jareen labada dhinac ba.
Bal ka warran ninka SNM oo qudha dulmane ka dhigay ,halka Daaroodkii Wuqooyina dhibtoodii iyo gumaadkii lagu fuliyay qariya ???
4.Hanoolato waxaa ku wayn USC waliba wuxuu isku dayaa inuu waraysto ragga amaana Caydiid iyo Cali Mahdi isla markaana dura ama badheedh u aflagaadeeya Siyaad Bare iyo Farmaajo .Tusaale waxaa kuugu filan digtoorka qabiiliga ah wuxuu ku sifeeyay Caydiid inuu ahaa nin dadka u dabacsan oo fiican halka uu Farmaajana ku sheegay Kaligii Taliye Waalan.Alla qabyaaladu xumaa gaar ahaan marka ay aqoonyahanka beer dhigato !
Qodobka Kale: Maqaamka Muqdisho iyo 4.5! Ragu xisaab dhab ah , dheeli-tir iyo gorfayn ayuu wax is kula meel dhigaa
1.Gal-Mudug (Gobol iyo Bar)
2.Hirshabeelle(2 Gobol)
1.Jubaland (2 gobol )
2.Puntland (2 Gobol iyo Bar)
Hawiye Waxay labo gobol ku heleen (3 gobol iyo Bar )
Daarood wuxu labo gobol ku helay (4 gobol iyo Bar )
Halkaa waxaa sad buursi wata qoloda Hawiye .
Hawiye waxaan matalaad haysan reer Muqdisho halka Daaroodka iyana maamul matalaad aysan lahayn beelaha Harti Wuqooyi ee ku dhaqan deegaanada
SSC ama Khaatumo
-Sanaag Bari
-Gobolka Sool (laga reebay Caynaba)
-Cayn (Buuhoodle iyo deegaanada ku xeeran)
Kol hadayna beeluhu kala adkaanin dagaaladii sokeeye, waxaa la yaab ah in Hanoolaato iyo Digtoorkuba isla garteen in ay LAYAAB TAHAY IN LA WAAYAY WIIL HAWIYE OO MARSIIYA MAQAAMKA MAAMUL GOBOLEEDNIMO EE GOBOLKA BANAADIR
Hadaan mar kale si kooban u dhigo,digtoor Cabdikariin Axmad waxaa haya ciilqab iyo cadho baahday
1.Farmajo iyo Siyaad laba digteetar oo xun ayuu ku sifeeyay halka uu caydiid amaanay .Waa arin lagu qoslo.
2.SNM ayuu xaq u dirir ku sheegay halka uu innaba xusin gabood faladii beesha SNM u gaysteen shacabkii Daarood ee wuqooyi ku noolaa.Digtoorku maaha nin rageed hadalka ka run sheega.
3.Digtoorku caqabad ayuu u arkaa isla xisaabtanka kasoo fula beel waynta Daarood ee ku salaysan saami-awoodeedka dawlada siiba arinka maqaamka caasimada (isagu Daaroodka wuxuuba u garanayaa maamulada darafyada kkk)
War iyo dhammaantii , ma sida dhabta aan anigu arko? Mudane Hanoolaato waa waslad xaaraan ah , waana qabyaaladii oo qof ah.Wuxuuna isku day wayn ugu jiraa suura xumaynta Siyaasadaha iyo shaqsiyaadka Daaroodka ah halka uu guntiga u dhuuqsaday abaabulka taarikh cusub oo dhinac ka raran taasoo u janjeerta rabitaanka beelaha USC iyo SNM .

Last edited: