Halyeey Nuur dheere to work with president Jeyte

Hirshabelle daaqadaa laga saarey thst why Sufuroow is not in the picture hiiraan Waxaa looga danbeeynayaa Jeyte

Hassan Sh wuxuu dalacsiiyay saraakiil badan io Xawaadle safiirka Djiboutina wuu u magacaabi rabaa

Macawisleyda Xawaadle waa la hubaynayaa si rasmi ah waa wareey hadeey qabsan dhulal cusub🤣🤣

Ciidama Jeyte hoostagaya waxaa la siiyay sifo Dawlaad marka waa lahubeen karaa waxaa loogi yeeri ciidamada la dagaalanka argagixisa

Xawaadle waxay ku heshiiyeen in sida HG lacagta ka cunaan Xassan hubkana ka qaataan waa u qayileen duqa ceelbuur walaa ceeldheer midna uma socdaan 🤣🤣


Halyeey Nuur dheere iyo Jeyte ayaa heshiiyay asaguu hoostagayaa

He said "shalay Ali Jeyte Osman ayaa na hogaaminaayay maantane meeshoow noo jiheeyo ayaan aadaynaa"





Screenshot_20230906-131855.jpg




Nuurdheere oo hada Hirshanelle free ka ah lana hubeynaayo abshirta dhul cusub ay qabsan dionaan

"Niman inta meel loo qabtey loo keenay" 🤣🤣


Screenshot_20230906-133449.jpg
 
Last edited:

Trending

Top