Graves In Cabudwaaq Are Getting Robbed By Ethiopian Refugees

IKHALIIL

WW3 ENJOYER

Jimco, October, 15, 2024 (HOL) - Wararka ka imaanaya Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ethiopian kii kusoo qaxay Magaaladaasi ay bilaabeen xaalufinta birihii magaaladaasi yaalay, waxaana ay shacabka shaaca ka qaadeen in labada qoomiyadood ee Amxaarada iyo Oromada ay birihii dhan ay u daabuulaan warshadahaha biraha ka shaqeeya ee Ethiopia.

Bile oo kamid ah dadka degaanka ayaa mid kamid ah warbaahinta gudaha u sheegay in Ethiopiankii Oromada iyo Amxaaradu ay bilaabeen inay labaxaan astaamaha loo sameeyo qabuuraha ku yaala magaaladaasi taasi oo xadgudub ku ah shareecada islaamka iyo dhaqanka Soomaalida.

Bile waxa uu xusay in magaalada gudaheedi loogu kiilo kiileeyo biraha iyo jaqafyada kale ay Qabuuraha kala soo baxaan waxaana laga siiyaa 20 sinti midkiiba.

Waxa uu ninkaan tilmaamay in shacabka hadda ay la'yihiin birihii ay faasaska ay ka sameysan jireen xitaa maadaama wixii biraha ee Caabudwaaq yaalay ay labadaan Qoomiyadood ee kusoo guuray Magaaladan ay xaalufiyeen.

Dhowaan ayay ahayd markii Degmada Guriceel lagu dilay laba nin Ethiopian ah oo Qoomiyadda Oromada ah kuwaasi oo ku lug yeeshay ka ganacsiga biraha oo dhowr jeer looga digay inay suuq geeystaan.
 
El Nino

Cabsi cabsi
VIP
Not even graves are safe, Subhanallah. All of that for 20 cents. The shisheeyes and those who buy from them need to be punished, especially the latter.

Dadkaan waa imtixaan, how gaajo is Itoobiya at the moment?
 
Jimco, October, 15, 2024 (HOL) - Wararka ka imaanaya Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ethiopian kii kusoo qaxay Magaaladaasi ay bilaabeen xaalufinta birihii magaaladaasi yaalay, waxaana ay shacabka shaaca ka qaadeen in labada qoomiyadood ee Amxaarada iyo Oromada ay birihii dhan ay u daabuulaan warshadahaha biraha ka shaqeeya ee Ethiopia.

Bile oo kamid ah dadka degaanka ayaa mid kamid ah warbaahinta gudaha u sheegay in Ethiopiankii Oromada iyo Amxaaradu ay bilaabeen inay labaxaan astaamaha loo sameeyo qabuuraha ku yaala magaaladaasi taasi oo xadgudub ku ah shareecada islaamka iyo dhaqanka Soomaalida.

Bile waxa uu xusay in magaalada gudaheedi loogu kiilo kiileeyo biraha iyo jaqafyada kale ay Qabuuraha kala soo baxaan waxaana laga siiyaa 20 sinti midkiiba.

Waxa uu ninkaan tilmaamay in shacabka hadda ay la'yihiin birihii ay faasaska ay ka sameysan jireen xitaa maadaama wixii biraha ee Caabudwaaq yaalay ay labadaan Qoomiyadood ee kusoo guuray Magaaladan ay xaalufiyeen.

Dhowaan ayay ahayd markii Degmada Guriceel lagu dilay laba nin Ethiopian ah oo Qoomiyadda Oromada ah kuwaasi oo ku lug yeeshay ka ganacsiga biraha oo dhowr jeer looga digay inay suuq geeystaan.
Ahh the cost of cheap labour. Something gotta give.
 
Jungle

VIP

I don't think the grave thing is true the guy interviewed in caabudwaaq mentioned it in the last 10 seconds and they run with it as a title lol

Shabelle and hiraan.com love a ilkayàr story no one else reported on this
 
Dooyo

Inaba Caadi Maaha
VIP
Very sad. Even the dead people in Caabudwaaq are not safe from Oromo scavengers.

Somali Saayid

Ninkii dhoof ku yimid beey geeridu dhibeysaa
VIP
You will never meet a more savage and gaajo race than these guys. Looks like local police and militas are rounding them up and deporting them en masse. This is good news early prevention will mean we won't have to deal with a larger number of them later on.
 
DR OSMAN

AF NAAREED

Where is your warrior Tekniko saying no Oromo in Abudwaq? Not only are they there, their robbing graves.

This is when Sade sees Oromo come and say Abudwaq is Oromuma Name, as Sade respond oh shit waa raggi gaalada, I've been always on the run from u guys since harar to now Abudwaq.

dean winchester jumping out the window GIF
 
Dalalos_ibn_Adali

Republican
VIP
They need to be mass deported it will send a message that they are not welcome in CW, I feel the same about the non-Reer Dalals in CW, everyone should stay in their own deegaan go back to where you came from. If you shit in your land don't expect to become a parasite in mine !
 
Trending

Top