Last night leders secretly left Al-shabab controlled Ceelbuur. They have had enough of Al-shabab's oppressive rule under Abudwaaq Abu Muscab. These elders have started having discussions with officers from Somalia's army. Talks included making plans to liberate Ceelbur town. Talks also included building a strong militia led by Murusade and Duduble clans and getting Ceelbuur Macawisleey to help join and liberate the area.
Odayaasha dhaqanka Degmada Ceel-buur ayaa soo gaaray magaalada Dhusamareeb, Odayashaan ayaa xalay habeenimo ka soo baxsaday degmada Ceelbuur oo ay horay ugu sugnayeen iyagoo iska diiday dulmiga Shabaab, odayaasha iyo saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka ayaa shir uga socdaa dhuusamareeb waxaana halkaas ka socdo abaabul xooggan oo la iskugu diyaarinaayo xoreeynta Ceelbuur: