GOLAHA WASIIRADA DOWLADDA PUNTLAND OO ANSIXIYAY GOBOL CUSUB

Status
Not open for further replies.
Gobolka cusub ayaa ka kooban degmooyinka God’aalo,Carrooleey,Sarmaanyo iyo degmada taariikhiga ee Taleex oo caasumad u ah gobolka,sida lagu sheegay war-murtiyeed ka soo baxay shirkii Golaha wasiirada Puntland.

Golaha ayaa sidoo kale degmo cusub u magacaabay Yagoori oo ka tirsan gobolka Sool,islanarkaana ay gacanta ku hayso Somaliland.
FB_IMG_1544107843963.jpg
war harti wey nooshahay
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top