Safiiradda cusub ee Jarmalka u soo magacawaday Soomaaliya Annette Gunthe ayaa ka sheegtay munaasabadda xuska maalinta midowga Jarmalka oo maanta lagu qabtay in lacag dhan 100 Million oo Dollar oo Jarmalku siinayo Soomaaliya, taasoo ah taageero dhaqaale oo dalka Jarmalka uu ku taageerayo mashaariic kala duwan oo Soomaaliya laga fulinayo.
She hails Govt's reform in economic and security scheme. "We going to strengthen our diplomatic ties and presence here,"
Willkommen Somalia