General Muxiyadiin: It was just a dream that I was wounded and captured in Tukaraq

Status
Not open for further replies.

Karim

I could agree with you but then we’d both be wrong
HALYEEY
VIP
Janaraal Muxudiin Axmed Muuse, Taliyaha Ciidanka la dagaalanka Argagixisada Maamulka Puntland ayaa ka hadlay warar maalmihii ina dhaafay ay qorayeen Warbaahinta Somalida oo la xiriirta inuu ku dhaawacmay Dagaalka Gobolka Sool.

Janaraal Muxudiin oo iska soo duubay Muuqaal soconaya Daqiiqad iyo Bar ayaa sheegay in xaaladiisa Caafimaad ay wanaagsantahay, Wararka la xiriira inuu dhaawac ka soo gaaray Dagaalka Tukaraq ayuu sheegay iney faafinayaan dad ka soo horjeeda Shaqada uu Puntland ka hayo.

Taliyaha Ciidanka la dagaalanka ARgagixisada ee Puntland, ayaa tilmaamay in Dhaawiciisa ay tahay oo kaliya Riyo uu ku riyoodo Madaxweynaha SOmaliland Muuse Biixi Cabdi, Waxaana uu sheegay in Riyada Madaxweyne Muuse ee maalinkii ay tahay mid aan dhab noqoneynin.
 

Karim

I could agree with you but then we’d both be wrong
HALYEEY
VIP
Another LIE by the Jeegaanta Exposed.:ohdamn:
The Ls keep on coming :mjlol:
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top