Waxaa Magaalada Muqdisho ka dhacay kulan soo dhaweyn ah oo u dhaxeeyey Wasiiro ka tirsan Dowlada federaalka ah ee Soomaliya iyo Madaxda iyo Gudoomiyaasha degmooyin ka Baardheere, Garbahaaray,Luuq, Doolow, Baladxaawo, iyo kuwa kale oo katirsan Gobolka Gedo ee Maamul goboleed Jubaland oo maal mahaan u joogi doona magaalada Muqdisho shaqooyin la xiriira horumar ka Gobol kaas.
Wasiirada la Laqaatay Kulanka soo dhaweynta Maamulka Gobolka Gedo ayaa waxaa kamid ahaa Wasiir kuxigeenka Macdanta Iyo Batroolka Soomaaliya, Maxamuud Cabdikaadir Hilaal , Wasiir kuxigeenka Amniga Cabdinaasir Siciid Muuse, Wasiir kuxigeenka Warsaarada Warfaafinta Soomaliya Aadan Isaaq Axmed iyo Wasiir Dowlaha Wasaarada Waxbarshada Soomaliya Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle (Jaabir)
Masuulyiintaan ka tirsan Dowlada Soomaliya ayaa waxay u balanqaadeen Madaxda Gobolka Gedo inay kala shaqaynayaan fududaynta iyo hirgalinta adeegyada ay uga baahanyihiin degaanadaas wixii ku xiran hay’adaha DFS