• This website is being upgraded. Theme is temporary.

Galmudug Meets The International Community

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Madaxweynaha Galmudug iyo Wakiillada Beesha Caalamka oo ku kulmay Dhuusamareeb (Sawirro)
FB_IMG_1623843501055-721x437.jpg

POSTED BY: JIBRIL QOOBEY JUNE 16, 2021

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa xarunta madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hogaaminayey Ergayga gaarka ah ee Xoghaya guud ee Qaramada midoobay ee arrimaha Soomaaliya Ambs James Swan, oo ay wehlinayeen xubno ka tirsan wakiilada beesha caalamka sida;wakiilka Midawga Afrika, iyo wakiillo ka socday EU iyo IGAD. kulanka ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta arrimaha amniga, doorashooyinka, bini aadanimada iyo xaalada guud ee Galmudug iyo Soomaaliya.

FB_IMG_1623843501055.jpg
FB_IMG_1623843503014.jpg
FB_IMG_1623843505346.jpg
FB_IMG_1623843507196.jpg
FB_IMG_1623843510848.jpg
FB_IMG_1623843512767.jpg
FB_IMG_1623843516847.jpg
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
War nimanku dawlad bay uu eek yihin. I love the professional look of the Galmudug state house. Waxaa la oran jirey gal-muran becuz they spent from 2006 till Kaariye in muran between ximan iyo xeeb-ahlul sunnah-baraxley. Hada waxay uu eek yihin dad tashtay
 

Trending

Top