Gaalada kujirta waa maxay meesha!!

Status
Not open for further replies.
Warr nimanka leh Jesus Christ will save u.. waa maxay meesha yimid warr dadka haalaqabto they are misguiding people warr nimanka kujihaada waa maxay sidan! Nacala kaafirka tihiin kuyaale meesha kabaxa!!! Baqti foqol baqti!!
 
Adan

Diintaada haddii aad dooneeyso in la ixtiraamo, dadka kale diintooda ha ku xad gudbin, meey dhagax (kama wado 7ajarul aswad) caabudaan.
 
Qashin baa tahay naga aamus!! Keep quiet waryaa!

Adan

Waxaad waddaankaaga aga soo carartey waa dagaal, ixtiraam la’aan iyo mooryaan diimeed like Alshabaab, marka dadka ha ku noqon dadka aad ka soo carartey AMA waxaad na tidhaahdaa mabda’a alshabaab baan aaminsanahay.
 
What ixtiraam they are in somali forum spreading kufr in muslim forum....horta are u athiest wayaabe!
 
Hatredfree

I got boomer connections
VIP
Sidi

Muslimku waa fascists, gaalka inay caayaan, diintooda dadka ku qasbaan, diimaha kale caayaan, marka arrintaasi loo tilmaamo baay islamphoebia ku ciyaan. Ixtiraamku waa a two way street.

Aussie, fikirka fascismka waxa kanay baa waa gaalka, mida xigtaa galadan tilmamay waa kuwa ayagoon waaxba loo dimin dimiha iskaa cayaa waaxd mudaa inaayba kawarqabin waxay tilmamayaan, gaaldu waa kala nooc duwan tahaay, kuwaa haalkaan kujira waa kuwaa caay iyo daagal waax waalba kubilawa.
 
Sxb, had iyo goor waxaa dadka maagta waa muslimiinta qaasatan kuwa la yidhaahdo salafis oo aaminsan inay licences dilmo ah eebahooda siiye inay dillaan kuwa aan la diin ahayn. Like kani Adan oo ku leh, murtidiinta ha lagu jihaado. Dadkaan ba raba dumarkooda waayeel iyo caruurba xidhan jilbaab in lagu ixtiraamo waddooyinka London, Oslo iyo Toronto. Alshabaab baa soo dirsatey.
 
What ixtiraam they are in somali forum spreading kufr in muslim forum....horta are u athiest wayaabe!

Adan

Waryaa laguuma dirsan waxaan ahay, dadka ha kaa ammaan hellaan and stick with your meher topics and denegrading Somali girls. Yes, it’s a Somali website for all Somalis regardless of their religious background. Dadka ixtiraam and f*ck your jihaad.
 
Hatredfree

I got boomer connections
VIP
Sidi

Sxb, had iyo goor waxaa dadka maagta waa muslimiinta qaasatan kuwa la yidhaahdo salafis oo aaminsan inay licences dilmo ah eebahooda siiye inay dillaan kuwa aan la diin ahayn. Like kani Adan oo ku leh, murtidiinta ha lagu jihaado. Dadkaan ba raba dumarkooda waayeel iyo caruurba xidhan jilbaab in lagu ixtiraamo waddooyinka London, Oslo iyo Toronto. Alshabaab baa soo dirsatey.

Aussie, adnan iyo mamomiyin xijab xiraan oo wadonyinka London, Oslo iyo Toronto maraya maxa iskagalay oo isku xiraay? Adnan waa qof shaqsi aah, qofkasto shaqsi aah, ciid kala lomaa qaban kaaro

Midaa xigtaa, Salifiintaa waxay yihin iyo waxay kukacan ciid walba kasohoorjado, lakin galadu baa qolo sidaa salifiyinta uu daqanta baay layihin wana kuwa kuwaan tilmamay.
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top