Let me highlight some Somali stories that could be inspiring to you as they had been to me.
First Story.
“The first thing that caught my eyes, after returning to Mogadishu after 26 years, is how animals are neglected and not properly treated in our society, especially cats and dogs. I saw things that pained me, but for some it was normal. Most of the time, these animals don’t have any owners, and they roam the street to find little food or water that they can get. Most of the time, they find shelter underneath cars but often get run over. I reasoned with myself that since my people have been through hell, they forgot to think about the welfare of the animals. It became a daily routine for me to buy lots of meat after work and visit where they hide. When I slowly approach, they start appearing and following me around. I like to believe that they are happy to see me, but most probably it is the smell of food. Since then, I’ve been campaigning hard to raise awareness as it’s a human obligation to show compassion to animals as they share the world with us. Prophet Muhammad said ‘Whoever is kind to the creatures of God is kind to himself’ My dream is to build a big animal shelter here that will house the animals that don’t have a home and train volunteers to take care of them.” (Mogadishu)
“Mudo 26 sano ah oo aan dalka ka maqnaa waxaan ku noolaa wadamo kala duwan. Markii aan dalka imid indhayga waxaa buuxiyay dhibaatada haysata xayawaanka ku dhibaataysan jidadka. Jidadka dalka waxaa gaajo, jiro iyo rafaad ku qaba xayawaanka sida eeyada, bisadaha, dameerada, lo’da, ari, ido iyo marmar xataa geela. Xayawaan badan oo magaalooyinka Soomaaliya jooga ma jiro qof mas’uul ka ah; waana inay maalintii oo dhan jidadka meeraan si ay qashinka ugala baxaan waxii ay cuni karaan; inta badan ma helaan waxaan bac iyo baakado ahayn. Xayawaankan baabuurta ayaa inta badan dulmarta maadaama ay ku noolyahiin jidadka. Hase ahaatee maadaama ay dadkeenu soo mareen dhibaatooyin badan inta badan ma arkaan dhib haysata xayawaanka. Hawshan waxay noqotay mid ka mid ah hawsha aan qabto maalinkasta, waxaan usii iibiya hilib marka aan shaqada ka baxo, kadib waxaan booqda meesha ay ku qarsoonyihiin. Marka aan dhankooda si qunyar ah ugu dhaqaaqo way soo baxaan kadib aniga ayey isoo racaan. Waxaan jecelahay in aan aamino in ay faraxsanyihiin markasta oo ay I arkaan. Laakiin inta badan waa cuntada marka ay uriyaan. Waxaan isku dayaa inaan wax ka badalo fikirka dadkeena, oo aan xasuusiyo inay tahay waajib deenta macaan ee Islaamku nagu amartay inaan u naxariisano xoolaha. Nebi Maxamed NNKH wuxuu yiri; “Qofkasta oo u naxariista aaburta Eebe , Eebe wuu naxariista qofkaas.” Hamigaygu waa in aan dhiso xarun lagu daryeelo xayawaanka aan haysan cid u fidisa daryeel isla markaana aan tababar siiyo dad iska wax u qabo ugu shaqeeya.” (Muqdisho)