Former President/MP Sheikh Sharif Sheikh Ahmed visits Prof. Jawaari to check up on his health in Istanbul

Jungle

VIP

Earlier this month there were rumours that caught traction claiming Gudoomiye Maxamed Cismaan Jawaari had past till his son debunked them rumours. Nabar iyo Naxdin started spreading this false information.

Kheyr alle ha siiyo MD hore & xildhibaane Sharif sido kale caafimaad deg deg Professor Jawaari.
 

Jungle

VIP
FB_IMG_1666291759175.jpg

FB_IMG_1666291766943.jpg

FB_IMG_1666291771990.jpg


Bismillahi,

Waxaan magaalada Istanbuul wadanka Turkiga ku booqday Guddoomiyihi hore ee Golaha shacabka Baarlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, Waxaan kala sheekeystay xaaladdiisa caafimaad, wuuna fiicnaa waxaan u rajaynayaa Guddoomiyaha in Ilaahay caafimaadka u siyaadiyo.
 

Trending

Latest posts

Top