Jungle
VIP
Muqdisho July 11, 2023
Waxaa caawa isugu nimid kulan wadatashi ah oo looga arrinsanaayo shirka berrito ka dhici doona magaalada Muqdisho. Waxaan u mahadcelineynaa Madaxweynaha DFS Mudane Hassan Sheikh Mohamud oo gogosha fidiyey.Waxaan rajeyneneenaa in kulanku uu noqdo mid miradhal ah..
Saxiixayaal
Madaxweyne Shariif Sheiikh Axmed
Guddoomiye Shariif Xasan Shiikh Aden
R/W Abdiweli Maxamed Cali Gaas
R/W Omar Abdirashid
R/W Xasan Cali khayre
R/W xigeen Ridwan Xirsi Maxamed
Wasir Cabdinuur Shiikh Maxamed
Xildhibaan Cabdulqadir Cossoble Cali